Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Danjiraha Shiinaha, waxay ka wada hadleen midnimada dhuleed...
Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Wang...
Itoobiya raadin way ka gudubtay, waxay u gudubtay hirgelinta qorshaha marin badeedka: Wasiirka Arrimaha...
ADDIS ABABA - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, Gedion Timotheos, ayaa sheegay in Itoobiya ay ka gudubtay raadinta helitaanka marin badeed, islamarkaana hadda ay...
Soomaaliya oo Mar Kale Xaqiijisay Taageerada Midnimada iyo Madax-bannaanida Yemen
Muqdisho, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Talaadadii mar kale xaqiijisay taageeradeeda buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Yemen, iyadoo si cad u diidday...
Ra’iisul Wasaare Netanyahu oo difaacday go’aanka Israa’iil ee aqoonsiga Somaliland, xili uu la kulmay...
WASHINGTON - Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa difaacday go’aankiisa aqoonsiga Somaliland, xilli tallaabadaasi ay dhalisay cambaareyn ballaaran oo ka timid dalal badan oo...
Ciidamada Xoogga Dalka oo ka Hortagay Al-Shabaab Gobolka Shabeellaha Hoose
Afgooye - Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, iyo Ciidamada Hay’adda Nabadsugida Qaranka, ayaa si guul leh uga hortagay Al-Shabaab oo isku...
Maxaa looga hadlay kulankii Xasan Sheekh iyo Erdogan ee ka dhacay Ankara?
ANKARA - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan, ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay...
Hoggaamiyaha mucaaradka Israel Yair Lapid oo cambaareeyay Netanyahu ka dib aqoonsiga Somaliland
Tel Aviv — Hoggaamiyaha mucaaradka Israel, Yair Lapid, ayaa Isniintii shalay weerar afka ah ku qaaday Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu, isagoo ku eedeeyay go’aankiisa...
Masar oo Si Adag u Diidday Faragelinta Israa’iil ee Madax-bannaanida Soomaaliya
Qaahira, 30 December 2025 – Masar ayaa si adag u xaqiijisay inaysan aqbali doonin faragelin kasta oo Israa’iil ku samayso madaxbannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda...
Faransiiska oo ku biiray dalalka kasoo horjeestay aqoonsiga Israel ee Somaliland
NEW YORK - Dowladda Faransiiska ayaa xalay ka hor caddeysay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (QM) mowqifkeeda ku aaddan inaysan ogolaaneyn in Jamhuuriyadda Federaalka...
Ruushka oo cambaareeyay tallaabada Israel ku aqoonsatay Somaliland
NEW YORK - Dowladda Ruushka ayaa sheegtay inay si cad oo rasmi ah u garab taagantahay ilaalinta midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS),...















