Ciidamo Cusub oo Jabuuti Ah Oo La Wareegaya Howlgalka AUSSOM ee Beledweyne
Beledweyne — Ciidamo ka tirsan Djibouti oo qeyb ka ah howlgalka AUSSOM ayaa gaaray magaalada Beledweyne si ay ula wareegaan waajibaadka amni ee ka...
Maraykanka Oo Wadahadallo Nabadeed Ugu Yeeray DR Congo Iyo Rwanda
Washington — Dowladda Maraykanka ayaa toddobaadkan ku casuuntay saraakiil sarsare oo ka kala socda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo iyo Rwanda si ay uga...
Madaxweynihii hore Farmaajo oo cambaareeyay xariga dhalinyarada Muqdisho
Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si kulul u cambaareeyay xarigga lagu sameeyay hoggaanka Ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SOYPA.
War-saxaafadeed uu...
Maamulka Koonfir Galbeed oo soo saarey amar cusub xili ay jirto xiisad dagaal
BAYDHABO - Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay in saraakiisha Ciidanka aysan ka bixi karin Baydhabo, xili ay sii kordhayso xiisada siyaasadeed iyo mida...
SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay dardargelinta qorshaha sugnaanta cunnada
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta hay’adda ku qaabbilay Isku-duwaha Arrimaha Bani’aadamnimada ee Qaramada Midoobay,...
Duqa Muqdisho oo Taageero Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan
Muqdisho - Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Ciid-siin iyo taakuleyn gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan...
Xubnaha Soomaaliya ee Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika oo Lagu Dhaariyey Arusha
Tanzania - Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania iyo Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane Ilyas Ali Hassan, ayaa shaaciyay in maanta...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeer ku Tagay Kuliyadda Tababarka TURKSOM
Muqdisho - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed sareeyo guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, , ayaa kormeer ku tagay Kuliyadda Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka TURKSOM, halkaas...
Internet-ka Jamhuuriyadda Kongo oo Go’ay Xilli Doorasho Madaxtinimo Socota
Brazzaville, Jamhuuriyadda Kongo – Isku xirka internet-ka ee dalka Jamhuuriyadda Kongo, oo sidoo kale loo yaqaan Congo-Brazzaville, ayaa si lama filaan ah u go’ay...
Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Koonfur Galbeed iyo Kuwo Taabacsan Mucaaradka oo Ka Qarxay...
Baydhabo - Dagaal u dhaxeeya ciidamo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo kuwo la sheegay inay taabacsan yihiin mucaaradka ayaa ka qarxay magaalada...















