Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wasiir Fawziya oo la kulantay wafdi ka socda hay’adda caafimaadka ee WHO

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa Isbitaalka De-Martini ku qaabishay Wafdi ka socday Hay'ada WHO. Wasiiradda iyo Wafdiga ayaa kormeer...

Guddiga loo saaray dhacdadii Golweyn oo la kulmay taliska ciidanka AMISOM

Guddigii heer wasiir ee Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Rooble u magacaabay baaritaanka dhacdadii Golweyn ee lagu dilay dad rayid ah, ayaa maanta shirkii ugu...

Shirka golaha wada-tashiga qaran ee Muqdisho oo galay maalintiisii labaad

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa weli ka socda shirka wada-tashiga ee arrimaha doorashooyinka dalka, kaas oo oo galay maalintiisii labaad. Shirkan ayaa waxaa guddoominayo...

Dowladda Kenya oo ka caawinaysa Somaliland tayeynta waxbarashada

Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland, Axmed Maxamed Diiriye Toorno, iyo wasiirka waxbarashad Kenya George Magoha, , ayaa kulan ay qaateen kaga wada...

Taliska AMISOM oo qirtay inay shacab ahaayeen dadkii ay ku leysay Sh/Hoose

Hawlgalka nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ee loo soo gaabiyo AMISOM ayaa sheegay in baaritaan hordhac ah oo ay sameeyeen lagu ogaaday in toddobo...

Ciidamada ammaanka oo rag burcad ah ku qabtay degmada Heliwaa

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal ay xalay maamulka Heliwaa iyo ciidamada Booliska Soomaaliya oo iskaashanaya ka sameeyeen gudaha degmadaasi. Howl-galka oo...

Muxuu RW Rooble ka yiri dadkii ay AMISOM ku leysay Golweyn?

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa sheegay inaysan aqbali doonin, raallina aanay ka ahayn in shacabka Soomaaliyeed dhib loo gaysto. Raiisul wasaaruhu waxa uu...

Sudan vows to support peace efforts in Somalia

Sudan on Friday vowed to support the efforts to achieve peace and stability in Somalia in cooperation with all Somali parties and the regional...

Kulan looga hadlayey amniga oo lagu qabtay magaalada Beledweyne

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobaleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka guud ee Amniga deegaanada Hirshabeelle oo ka dhacay Magaalada Beledweyne. Madaxweyne...

Somali army says repulses Shabab attacks on 2 bases

The Somali National Army (SNA) said Friday that its forces foiled two attacks by Shabab militants on its two bases in southern Somalia. The SNA...

WARAR KALE

Somalia Receives Credentials of New Omani Ambassador After Embassy Reopens in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Abdi Ali, on Sunday received a copy of the credentials of Oman’s...

Minister of Defence and British Ambassador Discuss Strengthening Defence and Security Cooperation

MOGADISHU - The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, met today with the British Ambassador to Somalia,...

Madasha Ganacsatada Soomaaliyeed ee GSEF2026 oo markii saddexaad lagu qabtay Nairobi

Nairobi, Kenya – Madasha Caalamiga ah ee Ganacsatada Soomaaliyeed, oo loo soo gaabiyo GSEF2026, ayaa markii saddexaad lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya,...