Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Gollaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo Cambaareeyay Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

NEW YORK - Inta badan xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u dhaleeceeyay go’aanka Israa’iil ay ku aqoonsatay Somaliland, iyagoo ka...

South Africa oo cambaareysay tallaabada Israel ee aqoonsiga Somaliland

CAPE TOWN - Koonfur Afrika ayaa ka digtay in go’aanka Israa’iil ay ku aqoonsanayso gobolka gooni-isu-taagga ah ee Somaliland inuu yahay dowlad madax-bannaan uu...

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay dadaallada diblumaasiyadeed ee difaaca midnimada iyo...

Jabuuti, Diseembar 29, 2025 — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Jabuuti kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane...

Shirka Gollaha Wadatashiga oo War-murtiyeed laga soo saarey

MUQDISHO - Golaha Wadatashiga Qaranka, oo kulamo xiriir ah ku yeeshay Madaxtooyada Qaranka, ayaa soo saaray War-murtiyeed lagu adkaynayo mowqifka dowladda ee ku aaddan...

Shiinaha oo diiday aqoonsiga Israel ee Maamulka Somaliland

Beijing, Isniin – Shiinaha ayaa diiday tallaabo kasta oo lagu aqoonsanayo Somaliland, isagoo ku adkeystay taageeradiisa midnimada, madax-bannaanida iyo xuduudaha Soomaaliya.   “Waddan kasta waa in...

Gollaha amniga oo ka shiraya faragelinta Israel ee madax-bannaanida Soomaaliya

NEW YORK – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku shiraya kulan degdeg ah Isniinta, ka dib markii caalamku si weyn uga falceliyey go’aanka...

Midowga Yurub oo ku baaqay in la ixtiraamo madax-bannaanida Soomaaliya ka dib aqoonsiga Israa’iil...

MUQDISHO – Axaddii, Midowga Yurub ayaa ku baaqay in la ixtiraamo dhuleednimada Soomaaliya ka dib markii Israa’iil ay noqotay waddankii ugu horreeyay ee si...

Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay gobolka Bakool

Muqdisho – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fuliyay hawlgal amni oo qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Moora Gaabey, oo qiyaastii 30 kiiloomitir waqooyi-bari kaga...

Boqolaal Dad ah oo Muqdisho Ku Banaanbaxay ka Dhan ah Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

Muqdisho, Soomaaliya – Boqolaal ka mid ah muwaadiniinta Muqdisho ayaa habeenkii xalay magaalada ku soo baxay si ay uga soo horjeestaan go’aanka Israa’iil ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxda Maamulada iyo duqa Muqdisho

Muqdisho - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...