Xasan Sheekh oo shir gudoomay shir ku saabsan difaaca Madax-banaanida iyo wadajirka dalka
Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku jira wadatashiyo Qaran oo lagu xoojinayo midnimada, madax-bannaanida iyo wadajirka dalka, ayaa kulan...
Xasan Sheekh: Tallaabada Netanyahu waa duullaanka Qaawan oo lagu soo qaaday Qarannimada Soomaaliya
Muqdisho - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u...
Madaxweynaha Soomaaliya oo si kulul uga hadlay go’aanka Ra’iisul Wasaaraha Israel ee aqoonsiga Somaliland
Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si adag u cambaareeyay go’aanka Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ee aqoonsiga Somaliland, isagoo ku tilmaamay...
Mike Waltz: “Qaramada Midoobay waxay xilal siinaysaa dalal ay ka jirto amni-darro sida Soomaaliya
NEW YORK - Safiirka Maraykanka ee QM, Mike Waltz, ayaa sheegay in mid ka mid ah cilladaha waaweyn ee Qaramada Midoobay ay tahay in...
Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay ilaalinta midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya
Muqdisho - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wada-tashi diblomaasiyadeed kula yeeshay khadka taleefoonka Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamiim binu Xamad...
Ciraaq oo si adag uga soo horjeesatay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland
BAGDAD — Jamhuuriyadda Ciraaq ayaa si xooggan uga soo horjeestay go’aanka Israa’iil ee aqoonsiga waxa ay ugu yeertay “Dhulka Soomaaliland,” iyadoo tallaabadan ku tilmaantay...
Dowladda Turkiga oo si adag uga soo horjeesatay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland
ANKARA — Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Turkiga ayaa warsaxaafadeed rasmi ah ka soo saartay ku saabsan ku dhawaaqista Israa’iil ee aqoonsiga madaxbannaanida gobolka...
Dowladda Jordan oo sheegtay in Israa’iil ay xadgudub ku samaysay madaxbannaanida iyo midnimada dhuleed...
AMMAAN — Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Jordan ayaa lagu sheegay in dowladda Jordan ay si adag uga soo horjeeddo...
IGAD oo si adag uga soo horjeesatay aqoonsiga Israel ee gobollada waqooyi ee Soomaaliya
ADDIS ABABA — Urur Goboleedka IGAD ayaa si cad uga soo horjeestay isku day kasta oo lagu aqoonsanayo Somaliland, isagoo xusay in Jamhuuriyadda Federaalka...
Taliyaha Taliska Taakuleynta CXDS oo kormeeray furimaha dagaalka ee ka socda Shabeellaha Dhexe
SHABEELLAHA DHEXE — Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), oo howlo shaqo u joogay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa shalay...















