Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Soo Xiray Shirkii 35-aad ee Wasiirrada Gaashaandhigga Bariga...
Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta soo xiray Shirkii 35-aad ee Caadiga ahaa ee Wasiirrada Gaashaandhigga...
Golaha Wasiirrada oo Ka Wada Hadlay Doorashooyinka, Sharciyada iyo Horumarinta Waxbarashada
MUQDISHO, Soomaaliya — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, iyaga oo diiradda saaray doorashooyinka dalka, gaar ahaan kuwa...
Wasiirka Amniga oo Tababar u Soo Xiray Gabdho Ka Tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed
MUQDISHO, Soomaaliya — Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray tababar...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Muqdisho ku qaabilay Safiirka Itoobiya
Muqdisho — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo ka hadlay shirka mucaaradka ee ka furmaya Kismaayo
Muqdisho — Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali Xoosh, ayaa ka hadlay shirweyne la filayo in maanta si rasmi ah...
Soomaaliya iyo Jabuuti oo sare u qaadey iskaashiga istiraatiijiga ah ee amniga iyo difaaca
Muqdisho — Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa Arbacadii magaalada Muqdisho kula kulmay Wasiirka Difaaca Jabuuti, Xasan Cumar Maxamed, iyagoo ka wada hadlay...
Musharax Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladda Kismaayo – DAAWO
KISMAAYO - Murashax Madaxweyne Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaaladda Kismaayo, oo ka furmayo shir muhiim ah oo...
Jubaland oo eedeymo u jeedisay Madaxweyne Xasan Sheekh – DAAWO
KISMAAYO - Xilli Kismaayo uu ka furmayo Shirka hogaamiyaasha Mucaaradka iyo Madaxda maamulka Jubaland iyo Puntland, waxaa soo baxaya eedeymo loo jeedinayo Villa Somalia.
“Madaxweynoow...
Aadan Madoobe oo kulan la qaatay Safiirka Sacuudiga, laguna xoojiyay iskaashiga labada dal
MUQDISHO — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta xafiiskiisa kulan miro-dhal ah kula qaatay...
Kismaayo oo martigelinaysa wada-tashiyo mucaarad oo ku saabsan doorashada 2026
KISMAAYO - Kismaayo ayaa si diirran u soo dhaweysay hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo miisaan leh, kuwaasoo ay kamid yihiin Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo...















