Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Jabuuti oo booqasho ku yimid Muqdisho

MUQDISHO - Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan...

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis lagu horumarinayo wax-soosaarka badda

ANKARA - Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa magaalada Ankara ku saxiixay heshiis iskaashi...

Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Hiiraan, 9 ka tirsan Al-Shabaab oo la...

MUQDISHO - Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa maanta howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Tardo ee gobolka Hiiraan,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ka qeyb galay xuska 65-guurada xiriirka diblomaasiyadeed ee...

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda xuska 65-guurada xiriirka diblomaasiyadeed ee u...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo xilka u kala wareejiyay Wasiirka cusub iyo Wasiirkii hore ee...

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah xilka ugu kala wareejiyay Wasiirka cusub ee...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer shaqo ku tegay jiinka Wabiga Shabeelle ee Shabeellada Dhexe

SHABEELLADA DHEXE — Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kormeer shaqo ku tegay deegaanno ku yaalla jiinka...

Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay deegaan u dhow Kismaayo

MUQDISHO — Militariga Mareykanka ayaa Isniintii sheegay inuu duqeyn cirka ah ka fuliyay kooxda Al-Shabaab, taasoo lala kaashaday dowladda Soomaaliya, iyadoo bartilmaameedku ahaa Al-Shabaab...

Wasiirka Warfaafinta Jubaland: “Dowladda Soomaaliya waa in gacanta laga qabtaa” – DAAWO

KISMAAYO — Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Jubaland, Cabdifitaax Mukhtaar, ayaa sheegay in dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay u baahantahay in si buuxda loo...

Mucaaradka oo sheegay inaysan aqbali doonin mudo-korarsi sharci-darro ah – DAAWO

MUQDISHO - Mucaaradka ayaa sheegay inaysan ka aqbali doonin dowladda hadda jirta Madaxdeeda inay sameystaan mudo-korarsi sharci-darro ah marka uu waqtigooda dhamaado May 2026.   “Ma...

Sheekh Shariif oo walaac ka muujisay Xaaladda Amni ee Soomaaliya – DAAWO

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa sheegay in uu walaac ka qabo xaaladda amni ee dalka, oo marba marka kasoo dambaysa...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...