Gollaha Ammaanka ee QM oo Dib u Cusbooneysiiyay Cunaqabateynta Al-Shabaab
NEW YORK, 14 December 2025 – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si midaysan u dib u cusbooneysiiyay mudada guddiga kormeera cunaqabateynta kooxda Al-Shabaab...
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya oo ka hadlay hanaanka doorashadda
MUQDISHO, 14 December 2025 – Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa qaatay kaarka codbixinta ee Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka,...
Xamse Cabdi Barre oo sheegay in 2026 dalka laga bilaabi doono qodista iyo soo...
MUQDISHO, 14 December 2025 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa Xalay ka qeyb galay munaasabad xarigga looga jarayey Masraxa Prof....
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shacabka Muqdisho ugu Baaqay in ay Ka Qayb Qaataan Doorashada
MUQDISHO, 14 December 2025 – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shacabka Muqdisho ku booriyay inay si firfircoon uga qayb qaataan doorashada golayaasha deegaanka...
Abaarta Xoogan ee Puntland oo Sababtay Kororka Qiimaha Maciishadda iyo Dhibaatooyin Nolosha ah
GAROWE, 14 December 2025 – Abaarta xoogan ee ka taagan deegaanada maamulka Puntland ayaa keentay in qiimaha maciishadda daruuriga ah uu si weyn kor...
Raysal Wasaare Xukuumadda Soomaaliya oo Magacaabay Wasiirro Cusub
MUQDISHO, 14 December 2025 – Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sameeyay isbedel ku saabsan xubnaha Golaha Wasiirrada, isagoo xilal cusub...
Xisbiyo Siyaasadeed oo Diiwaangeliyay Musharaxiintooda Doorashooyinka Degmooyinka Banaadir
MUQDISHO — Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in 20 xisbi siyaasadeed ay si rasmi ah u soo gudbiyeen liisaskooda musharaxiinta...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Bulshada Muqdisho ku Boorriyay Qaadashada Kaarka Codeynta Doorashada 25-ka...
MUQDISHO — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa xalay kulan la qaatay bulshada magaalada Muqdisho, isagoo ku adkeeyay muhiimadda ay...
Dowladda Soomaaliya oo si kulul u beenisay hadal kasoo yeeray Israa’iil
MUQDISHO - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u beenisay hadal ay faafisay Israa’iil, gaar ahaan Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Sharren Haskel, oo ku dooday...
Abaarta Ka Jirta Soomaaliya oo Sii Daranaysa Iyadoo Roobabkii Gu’ga Dib U Dhaceen
MUQDISHO — Abaarta ka jirta Soomaaliya ayaa laga cabsi qabaa inay sii daba dheeraato, kaddib markii uu di’i waayey roobkii la filayay ee xilliga...















