Israel oo sheegtay inay wada-xiriir kala dhaxeeyo dowladda Soomaaliya
TEL AVIV - Israel ayaa sheegtay inay furtay “xiriir gaar ah” oo ay la leedahay Soomaaliya, inkastoo labada dhinac aanay lahayn xiriir diblomaasiyadeed, sida...
Qaramada Midoobay oo ciidamada Soomaaliya ka saartay liiska madow ee askaraynta carruurta
MUQDISHO — Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in ciidamada Booliiska iyo Milatariga Dowladda Federaalka Soomaaliya laga saaray liiska dhinacyada lagu eedeeyo askaraynta iyo isticmaalka...
RW-Ku-Xigeenka Labaad: Xukuumadda waxaa ka go’an inay difaacdo xuquuqda aadanaha
MUQDISHO — Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa magaalada Muqdisho ka furay munaasabadda Maalinta Caalamiga ah...
Sheekh Shariif: “Soomaaliya weli diyaar uma aha doorasho hal-qof iyo hal-cod ah”
MUQDISHO — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed iyo dalka guud ahaan aan weli loo diyaarsanayn in...
Wasiirka Qoyska oo Madaxweynaha uga Mahadcelisay Saxiixa Dhismaha Guddiga Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka
Muqdisho – Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa uga mahadcelisay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...
Guddoomiyaha SoDMA iyo Safiirka Maraykanka oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Bani’aadannimo
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya, Richard H....
Madaxweynaha Soomaaliya oo saxiixay sharciga dhismaha Guddiga Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka
Muqdisho, Diseember 10, 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta saxiixay sharciga dhismaha Guddiga Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka,...
Soomaaliya oo ku xustay Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u xustay Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha, munaasabad qaran oo lagu qabtay caasimadda...
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo la kulmay dublumaasiyiin shisheeye
Muqdisho, Arboco, 10 Diseembar 2025 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sii wada kulamada uu la leeyahay wakiillada...
Ururka Somalia Sisterhood: Kulankii Gabdhaha Kubadda Koleyga ~ Dhambaal Dhaafsiisan Garoonka Ciyaarta Ka Dhacaysay!
Muqdisho, magaalo ay ku kulmaan rajo, halgan iyo dadaal joogto ah; waxay martigelisay mid ka mid ah dhacdooyinka ugu macnaha fog ee lagu xusayay...















