Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Soomaaliya iyo Beesha Caalamka oo ka digay khatar ku timaada taageerada Ciidamada

MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya iyo hay’adaha caalamiga ah ee taageera amniga dalka ayaa Talaadadii ka digay in yaraanta deeqaha caalamiga ah ay halis gelin...

Soomaaliya oo ka qeybgashay Shir Caalami ah oo ka dhacay Morocco

MOROCCO - Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Axmed Cabdullahi (Abukaate), ayaa ka qaybgalay shirkii labaad ee Madasha Ganacsiga...

Hundreds of flights cancelled amid thick smog in India

NEW DELHI, Dec. 15 (Xinhua) -- Hundreds of flights were cancelled or delayed Monday as thick smog blanketed the Indian capital territory and its...

Gollaha Shacabka oo dhaariyey Wasiir cusub, kana dooday hindise-sharciyeedyada deegaanka iyo saadaasha hawada

MUQDISHO — Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 22-aad, xarunta Golaha Shacabka.   Kulanka waxaa shir guddoominayey Guddoomiyaha...

Axmed Madoobe oo Kulan La Qaatay Wakiilka QM iyo Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Kismaayo — Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shalay kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, iyo...

Xasan Cali Kheyre oo Muqdisho kulan kula yeeshay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir

MUQDISHO — Musharax Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa hoygiisa uu ka degan yahay caasimadda Muqdisho kulan kula yeeshay Guddoomiyihii hore ee Gobolka...

Shariif Sheekh Axmed oo kulan casho sharafeed ah la qaatay agaasimayaasha warbaahinta maxalliga ah

MUQDISHO — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna hoggaamiyaha Xisbiga Himilo Qaran, Mudane Shariif Sheekh Axmed, ayaa kulan casho sharafeed ah la qaatay agaasimayaasha warbaahinta...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiir ka socda Sweden

MUQDISHO — Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiirka Iskaashiga Horumarinta Caalamiga ah iyo Ganacsiga...

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo lagu eedeeyay inuu Fududaynayo Tarxiilka Soomaalida weden – Daawo

MUQDISHO - Dowladda Sweden ayaa sii wadi doonta masaafurinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee codsiyadooda magangalyo la diiday, sida uu sheegay Wasiirka Socdaalka Sweden Johan Forssell,...

Midowga Yurub oo la filayo inuu dib u bilaabo maalgelinta howlgalka AUSSOM horraanta 2026

BRUSELLS - Midowga Yurub (EU) ayaa la filayaa inuu si rasmi ah u shaaciyo maalgelin uu siinayo Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...