Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad oo Muqdisho ka daah-furay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul...

Muqdisho — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Soomaaliya, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul...

Mas’uuliyadda amniga Boorama oo lagu wareejiyey booliiska kaddib mudaharaadyo rabshado watay

Boorama — Odayaasha dhaqanka ee gobolka Awdal ayaa Talaadadii ku dhawaaqay in ay si buuxda masuuliyadda amniga ugu wareejiyeen ciidanka booliiska, kaddib maalmo ay...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyey inta u dhaxeysa Baydhabo iyo Buurhakaba

Baydhabo — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 8-aad ee qeybta 60-aad, ayaa howlgal amni ka sameeyey deegaanno ku yaalla inta u dhaxeysa...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la qaatay 148 muwaadin oo dalka dib loogu...

Muqdisho — Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh, ayaa kulan soo-dhoweyn, xog-wareysi iyo dardaaran ah...

Ciidamada Danab oo Labo Dhagar-qabe ku Qabtay Howlgal ka Dhacay Shabeellaha Hoose

Muqdisho – Ciidamada Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanka Towfiiq oo u dhow Tooratoorow, gobolka Shabeellaha Hoose,...

Wasiirka Maaliyadda oo ka qayb-galay shir heer caalami ah oo lagu horumarinayay dhaqaalaha Soomaaliya.

Nairobi, 09 December 2025: Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa ka qayb-galay shir heer caalami ah oo muddo labo maalmood...

Culimada Soomaaliyeed oo Booqday Bakhaarrada Gargaarka SoDMA, Baaq Adagna U Diray Bulshada iyo Beesha...

Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Midowga Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Aaden Abuukar Cismaan (Suufi Yare), oo ay wehliyeen xubno ka tirsan golaha, ayaa booqasho ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Muqdisho ku qaabilay Madaxweynaha IRC David Miliband

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha iyo Agaasimaha Guud ee hay’adda Caalamiga ah...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka Qeyb galay Munaasabadda Maalinta Qarannimada Qatar

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay Maalinta Qarannimada dalka Qatar, taas oo...

Golaha Ammaanka oo la filayo inuu dib u cusbooneysiiyo Howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya

NEW YORK — Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa la filayaa inuu dib u cusbooneysiiyo Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM)...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...