UNFPA Oo Kordhisay Dadaallada La Dagaallanka Gudniinka Fircooniga ah ee Soomaaliya
Muqdisho — Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Dadweynaha ee UNFPA ayaa sii xoojisay hawlaheeda lagu ciribtirayo gudniinka fircooniga ah ee FGM ee Soomaaliya,...
Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiixday heshiis afar qodob ka kooban
Doha — Guddiga Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Qatar ayaa kalfadhigoodii koowaad ku yeeshay magaalada Doha, iyadoo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
SoDMA oo La Wareegtay Deeq $1 Milyan ah oo Shiinuhu Ugu Tala-Galay Gurmadka Abaaraha...
Muqdisho — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa shalay si rasmi ah ula wareegay deeq lacageed oo gaaraysa $1,000,000 oo...
Guddiga Doorashooyinka oo Ku Dhawaaqay In 12 Urur Siyaasadeed Soo Gudbiyeen Liisaskooda Musharrixiinta Banaadir
MUQDISHO - Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS), Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa sheegay Guddigu uu si buuxda u gudanayo waajibaadka...
Taliyaha AUSSOM oo Sheegay Guulo La Taaban Karo oo Ka Dhashay Dagaalka Shabeellaha Hoose
MUQDISHO – Taliyaha Ciidamada Midowga Afrika (AUSSOM), Lt. Gen. Sam Kavuma, ayaa sheegay in guulo muuqda laga gaaray dagaalka ka socda gobolka Shabeellaha Hoose,...
Axmed Madoobe oo magacaabey Gudi qaabilsan abaarta ka jirta Jubaland
KISMAAYO, Soomaaliya - Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa magacaabay Guddiga Isu-duwidda Gurmadka Abaaraha, guddigan ayaa qaabilsan hagidda, isu-duwidda iyo fulinta qorshayaasha...
Madaxweyne Deni Oo ka hadlay Rabshadaha Boorama, Ku Baaqay Wadahadal Nabdoon
GAROWE, Soomaaliya – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Axaddii cambaareeyay mudaharaadyadii rabshadaha watay ee ka dhacay magaalada Boorama ee gobolka Awdal, isaga oo...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Hambalyo U Diray Bulshada iyo Bahda Duulista Rayidka
MUQDISHO, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyay bulshada Soomaaliyeed iyo bahda duulista dalka xuska Maalinta Caalamiga ah ee Duulista...
Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirweynaha Afrika ee Shirkadaha Soo Koraya ee Algeria
ALGIERS, Algeria – Shirweynaha Afrika ee Shirkadaha Soo Koraya, oo sanadkan diiradda lagu saarayo taageerada shirkadaha hal-abuurka ee soo koraya, xoojinta isku-xirka dhijitaalka, hal-abuurka...
Ra’iisul Wasaare Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Qatar oo Lagaga Wadahadlay Xoojinta Iskaashiga
Muqdisho, 7 December 2025 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya, Dr....















