Madaxweyne Xasan Sheekh oo Guddoomiyey Kulan Ku Saabsan Xoojinta Dowlad-dhiska iyo Taageerada Caalamiga ah
Dooxa, 7 Diseembar 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyey kulan gaar ah oo ku saabsan xoojinta dowlad-dhiska Soomaaliya...
Soomaliya waa Tiir Muhiim u ah Ammaanka Qaranka ee Masar, Carabta iyo Afrika –...
DOHA, 7 December 2025 — Soomaaliya ayaa weli ah tiir muhiim u ah ammaanka qaranka ee Masar, Carabta iyo Afrika, sida uu sheegay Wasiirka...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo Muqdisho ku qaabilay wefti ka socda Baarlamaanka Nabadda Adduunka
MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda Baarlamaanka Nabadda iyo Iscafinta Adduunka, oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha...
RW Ku-xigeenka oo la kulmay hoggaanka bulshada rayidka ah, kana hadlay xoojinta dowladnimada iyo...
MUQDISHO — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay hoggaanka bulshada rayidka ah, iyagoo ka wada hadlay doorka...
Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Is-casilay xili rabshadaha Boorama sii socdaan
HARGEISA — Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Axmed Yaasin Sheekh Cali Ayaanle, ayaa is-casilay kadib rabshado ka dhacay Boorama oo ka dhashay war-saxaafadeedkii uu ku fasaxay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Amiirka Qatar, Sheekh Tamiim Bin Xamad Al...
Dooxa, Qatar – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Dooxa, Amiirka dalka Qatar, Sheekh Tamiim Bin...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya oo Heshiis la Saxiixday Baarlamaanka Caalamiga ah ee Is-cafiska...
Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka labaad, Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde,...
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo ka Qayb-galay Doha Forum 2025
Doha, Qatar – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa maanta ka qayb galay Shirka Caalamiga...
Fiqi iyo Cali Xoosh oo xariga ka jaray Buundo Al-Shabaab qarax ku burburisay
MUQDISHO — Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Maalim Fiqi, iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Cali Yuusuf Cali, ayaa Maanta xarigga ka jaray buundooyinka Sabiid iyo Anole...
Dowladda Federaalka oo ka hadashay rabshadihii Boorama, baaqna u dirtay maamulka iyo shacabka Awdal
MUQDISHO — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta war-saxaafadeed ay soo saartay ku muujisay walaac xooggan oo ay ka qabto qalalaasihii rabshadaha watay ee ka...















