Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xiisad Kacsan oo Saaka laga Dareemayo Boorama kaddib 48 Saacadood oo Rabshado ah

BOORAMA — Magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal ayaa saaka wajahaysa xaalad daganaansho aan cago badan ku taagneyn, kaddib muddo ka badan 48 saacadood...

SoDMA oo Muqdisho ku soo gabagabeeyay tababar ku saabsan Jinsiga

MUQDISHO — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa si rasmi ah Muqdisho ugu soo xiray tababar shan maalmood socday oo...

Maxay salka ku haysaa booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh ee dalka Qatar?

DOHA — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Madasha Dooxa...

Qorshaha Isbeddelka Qaranka oo Muqdisho Lagu Dardargelinayo

MUQDISHO — Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa Muqdisho ka furtay kulan wadatashi oo ay isugu yimaadeen Golaha Horumarinta Qaranka, kaas oo ay...

Turkigu oo ku dhawaaqay inuu 2026 billaabi doona qodista shidaalka xeebta Soomaaliya

ANKARA - Dowladda Turkiga ayaa sheegtay inay sanadka dambe ay billaabi doonto qodista shidaalka ku jira xeebaha dalka Soomaaliya kadib sahmin ay samaysay.      

Shan qof oo Soomaali ah oo lagu xiray gobolka Minnesota

WASHINGTON - Mas’uuliyiinta dowladda Mareykanka ayaa sheegay in dad ay ku jiraan Soomaali lagu xiray magaalada Minneapolis intii lagu guda jiray hawlgal baaxad leh...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Kala Hadlay Deeq-bixiyayaasha Abaarta Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta kulan muhiim ah oo dhanka Zoomka ah kula yeeshay deeq-bixiyayaal ka...

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Sharciga Ciqaabta iyo Hay’adda Maareynta Deegaanka

MUQDISHO, Soomaaliya — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiis, 4-ta Diseembar 2025, ku ansixiyay shuruuc iyo heshiisyo muhiim u ah horumarinta dalka, kulankoodii...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Soo Bandhigay Qorsheyaasha Awood-siinta Dhallinyarada Soomaaliyeed

MUQDISHO, Soomaaliya — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta soo xiray Shirweynaha 6-aad ee Hoggaanka iyo Hal-abuurka Soomaaliya, isagoo soo...

Soomaaliya iyo Turkiga oo Xoojinaya Iskaashiga Badda iyo Horumarinta Dekedaha

ANKARA, Turkiga — Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta kulan miro-dhal ah kula yeeshay...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...