Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamada ICE oo bilaabay hawlgallo lagu bartilmaameedsanayo Soomaalida Minnesota

MINNEAPOLIS — Warbaahinta CBS News ayaa xaqiijisay in hay’adda socdaalka ee Mareykanka, ICE, ay bilowday hawlgallo ay ku beegsaneyso muhaajiriinta Soomaaliyeed ee ku nool...

SoDMA oo gargaarka bini’aadantinimo gaarsiisay degmada Jalalaqsi

Jalalaqsi  -  Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Hirshabelle, ayaa degmada Jalalaqsi ka fulisay wajiga labaad ee...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Safiirrada Dalalka Caalamka

MUQDISHO — 03 Diseembar 2025: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabad ka dhacday Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga...

Germany officially recognizes Somalia’s diplomatic passport

BERLIN — Germany has officially recognized Somalia’s diplomatic passport for entry and residency, a decision announced in the Federal Gazette on December 1, 2025,...

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay inay adkeeyaan iskaashi laba-geesood ah

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sacuudiga Carabiya ee u fadhiya Soomaaliya, Axmed...

Wasiirka Maaliyadda oo ka qeyb-galay shir caalami ah oo lagu horumarinayey dhaqaalaha Soomaaliya

NAIROBI — Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa ka qeyb-galay shir caalami ah oo labo maalmood socday magaalada Nairobi, kaas oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo guddoomay waraaqaha aqoonsiga safiirro cusub oo dalal dhowr ah

MUQDISHO — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Cabdisalam Cabdi Cali, ayaa guddoomay nuqullo ka mid ah waraaqaha aqoonsiga danjirinimo ee safiirrada...

Dowladda Jarmalka oo si rasmi ah u aqoonsatay Baasaboorka Diblomaasiga ah ee Soomaaliya

BERLIN - Dowladda Jarmalka ayaa ku dhawaaqday inay si rasmi ah u aqoonsatay Baasaboorka Diblomaasiga ah ee Soomaaliya xili uu dalka uu dib usoo...

Trump oo aflagaado u geystay Soomaalida Maraykanka

WASHINGTON — Hadallo uu jeediyay Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo lagu sheegay kuwo aflagaado iyo naceyb u badan ayaa caro iyo muran xooggan ka...

SoDMA oo ka digtay in abaarta Soomaaliya ay kasii darayso, dadka reer guuraagana ay...

MUQDISHO — Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa ka dayrisay xaaladda abaarta ka jirta guud ahaan dalka, iyadoo laga cabsi qabo in ay...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...