Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wasiirka Difaaca Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka oo ka qeyb galay Bandhigga Caalamiga ee...

QAAHIRA, 2 Disembar 2025 — Wasiirka Difaaca Soomaaliya, Mudane Axmed Maalim Fiqi, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Odowa Yusuf Rage, ayaa ka qeyb galay...

Wasaaradda Qorsheynta iyo SoDMA oo Muqdisho ku yeeshay kulan lagu dardargelinayo gurmadka abaaraha

MUQDISHO, 3 Disembar 2025 — Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha oo kaashanaysa Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa maanta Muqdisho ku qabtay kulan...

Xamsa oo UK uga mahadceliyay taageerada ay ka geysatay horumarinta xuquuqda aadanaha

MUQDISHO, 2 Disembar 2025 — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Talaadadii xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday dowladda Boqortooyada Ingiriiska oo ay...

Shabellaha Hoose: Xildhibaanno eedeymo u jeediyay maamulka Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Iyadoo weli socda gulufyo xooggan oo ka dhan ah kooxo hubeysan oo lagu eedeeyay inay dhigaan jidgooyooyin deegaanada gobolka Shabellaha Hoose, islamarkaana...

Soomaaliya iyo Turkiga oo qorsheynaya inay xoojiyaan iskaashiga badda

ANKARA — Soomaaliya iyo Turkiga ayaa qorsheynaya in ay xoojiyaan iskaashiga badda, ka dib markii mas’uuliyiinta labada dal ay kulmeen Isniintii.   Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka...

Taliyaha AFRICOM oo booqasho ku tagey Itoobiya, Somaliland iyo Puntland oo katirsan Soomaaliya

WASHINGTON — Taliyaha Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), Gen. Dagvin Anderson, ayaa soo gabagabeeyay qaybtii koowaad ee booqasho heer sare ah oo uu ku...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Nairobi kaga qeybgalay madasha garsoorka Bariga Afrika

NAIROBI, Kenya — Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Bashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qeybgalay kullanka sanadlaha ah ee Madasha Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Sare...

Hay’adaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo Shaqaale sababo dhaqaale u eryay

MUQDISHO, Soomaaliya — Tan iyo bilowgii 2025, hay’adaha Qaramada Midoobay ee ka howlgala Soomaaliya ayaa shaqada ka joojiyay boqolaal shaqaale, iyagoo wajahaya hoos u...

Cali Balcad, oo ka qayb galay shir caalami ah oo lagaga hadlayo dembiyada gumeysiga...

ALGIERS – Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cali Balcad, ayaa Axaddii ka qayb galay Shir Caalami ah oo looga hadlayay ciqaabista gumeysiga...

Sacuudiga oo ku dhawaaqay gargaar loogu talagalay 100,000 qof oo abaaraha ku wajahaya Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya – Xafiiska Afrika ee Machadka Boqor Salmaan ee Gargaarka Bani’aadantinimada iyo Samafalka (KSrelief) ayaa ku dhawaaqay gargaar degdeg ah oo lagu caawinayo...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...