Prof. Xasan Keynaan oo sheegay in hoos u dhac ku yimid hab-maamulkii dalka Soomaaliya
MUQDISHO, Soomaaliya – Prof. Xasan Keynaan ayaa ka digay in dalka uu galay marxalad adag oo dhanka hab-maamulka ah, isagoo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud...
Ciidamada Federaalka iyo KGS oo howlgal ballaaran ka wada Shabeellaha Hoose
WANLAWEYN, Soomaaliya – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) iyo kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa weli ka wada howlgal ballaaran deegaano iyo tuulooyin dhowr ah...
Axmed Madoobe oo ku laabtay Kismaayo kadib safarkiisa dalka Kenya – Daawo
KISMAAYO - Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ku laabtay Jubaland, kadib safar uu ku tagey dalka Kenya, oo uga soo qeybgalay xafladda arooska wiilka Taliyaha...
Koonfur Galbeed oo Dowlada Dhexe ka codsatay in Xildhibaan Jeesow loo soo gacan geliyo...
BAYDHABO - Maamulka Koonfur Galbeed ayaa doonaya in loo soo gacan-geliyo Xildhibaan Jeesow, oo kamid ah Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Wasiirka Amniga Maamulka ayaa...
Qoorqoor oo ka qayb galay munaasabadda lagu wareejinayay Xafiiskii Siyaasadda QM ee Galmudug
Dhuusamareeb, 30 Nofeembar 2025 — Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa maanta ka qayb galay munaasabad ay dowladda Galmudug si rasmi...
Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Halkan waxaan u nimid iskaashi”
TANGIER, Morooko – 30 Nofeembar 2025: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay kulankii xiritaanka ee Madasha...
Boqortooyada Sucuudiga oo ka jawaabtay codsiga dowladda Soomaaliya ee abaarta ba’an
MUQDISHO – Dowladda Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa noqotay dowladdii ugu horreysay ee si rasmi ah uga jawaabtay codsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku saabsan...
Maxkamadda Racfaanka Galgaduud oo Xukun Dil ah ku Riday Saddex Ruux
GALGADUUD – Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku riday Cabdi Cusmaan Cabdullaahi iyo Gallad Axmed Xuseen, halka Ayuub Maxamed...
SoDMA iyo Plan International oo ka wada hadlay diyaargarowga abaarta iyo xoojinta digniinaha hore
MUQDISHO – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta hay’adda ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Plan...
Aqalka Sare oo ansixiyay Sharciga Dhisidda Hay’adda Maalgashiga Soomaaliyeed
MUQDISHO, 29 Nofeembar 2025 – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehlinayo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Cabdullaahi Cali...















