Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamada Mareykanka oo sare u qaaday duqeymaha cirka ee Soomaaliya sanadkan

WASHINGTON – Howlgalka ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa si weyn u kordhay sanadkan, iyadoo tirada duqeymaha cirka ay ka badan yihiin tobanka jeer marka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Morocco, heshiis iskaashi oo cusub oo...

RABAT, Morocco – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Abdisalam Abdi Ali, ayaa Jimcihii magaalada Rabat kula kulmay Wasiirka Arrimaha...

Macawiisley abaabul militari ka billaabay gobolka Shabeellaha Hoose

MUQDISHO – Kooxo Macawiisley ah oo ka soo jeeda deegaanka Yaaqbiriweyne ayaa ku soo bandhigay awooddooda militari deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha Hoose, iyaga...

Booliska Kenya oo Bilaabay Howlgal ka Dhan ah Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Muuqaalka isaga duuba...

Nairobi – Booliska Kenya ayaa bilaabay howlgal lagu bartilmaameedsanayo dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Nairobi, kuwaas oo maalmahii la soo dhaafay kusoo batay inay...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo Nairobi ka hadlay Hirgelinta Baaqa Qaxootiga ee IGAD

MUQDISHO, Soomaaliya — Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa magaalada Nairobi uga qeybgalay shir heer wasiir...

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo Istanbul ka hadlay Caqabadaha Cunto iyo Biyo La’aanta

ISTANBUL, Turkiga – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa magaalada Istanbul kaga qeyb galay Madasha Wasiirrada Beeraha...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo booqday Dekadda caalamiga ah ee Tanger Med ee Boqortooyada Morooko

Tangier, Marooko, Jimco, 28 Nofeembar 2025:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo weli ku guda jira howlihii shaqo ee...

Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS oo ku wareejiyay IMO dukumentiyada ku biirista heshiiska...

LONDON – Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, oo ka qeybgalaya shirka 34-aad ee Golaha Hay’adda Baddaha Adduunka...

Soomaaliya iyo Türkiye oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Beeraha iyo Taageerada Beeralayda

MUQDISHO, Soomaaliya — Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), oo hoggaaminaya wafti uu horkacayo oo booqasho...

Soomaaliya iyo Morocco oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka iyo Iskaashiga Dhaqaale

MUQDISHO, Soomaaliya – 27 Nofeembar 2025 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo booqasho shaqo ku jooga dalka Morocco,...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...