Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Spain oo Ansixisay Dhaqaale Lagu Taageerayo Hawlgalka AUSSOM ee Soomaaliya

MADRID, Spain - Dowladda Spain ayaa ansixisay hal milyan oo euro oo deeq ah si loo taageero Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta...

Soomaaliya oo Ka Qaybgashay Shirka 34-aad ee IMO ka socda London

MUQDISHO, Soomaaliya – Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta galay maalintii saddexaad ee ka qaybgalka Shirka 34-aad...

Gollaha Shacabka oo Dardargelinaya Shuruucda Horyaalla

MUQDISHO, Soomaaliya – 27 Nofeembar 2025 — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta shir guddoomiyey...

Farmaajo oo baaq degdeg ah ka soo saaray abaarta baahsan ee Soomaaliya ku dhufatay

MUQDISHO, Soomaaliya — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Arbacadii soo saaray war-saxaafadeed uu ku muujinayo walaac xooggan oo ku saabsan xaaladda...

NISA Oo Gacanta Ku Dhigtay Shabakad Al-Shabaab Ah Oo Ka Kooban 11 xubnood

Muqdisho, Soomaaliya – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgallo qorshaysan oo ay ka fuliyeen Muqdisho iyo deegaano ka tirsan gobollada Shabeellada...

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Ka Qaybgalay Fadhiga 93-aad ee Interpol

MUQDISHO, Soomaaliya – Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa ka qaybgalay Fadhiga 93-aad ee Golaha Guud ee...

Aqalka Sare oo Kormeeray Xarunta SoDMA Xilli Abaartu Ay Saameyn Ba’an Ku Yeelatay Dalka

MUQDISHO, Soomaaliya – Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadanimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Hay’adda Maareynta...

Xildhibaan Firinbi: Kaacaankii waxaa wax ka sheegi kara cidii wax ka fiican qabtay

MUQDISHO, Soomaaliya — Xildhibaan Firinbi oo babaabka xarunta Gollaha Shacabka Maanta kula hadlayay wariyeyaasha, ayaa ka hadlay iibka suuqa Jaamacadda Umadda, isagoo tilmaamay in...

Gollaha Shacabka oo Akhrinta Labaad ee Heshiiska Ciidanka Heeganka Bariga Afrika

MUQDISHO, Soomaaliya — Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhigii 15-aad ee todobaadka, iyadoo shir guddoominayey...

Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed oo Maalintiisii Saddexaad Galay, Doodo Muhiim ahna Lagu Falanqeeyay

MUQDISHO, Soomaaliya — Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa maanta galay maalintiisii saddexaad, iyadoo kulanku uu si xowli ah uga socdo magaalada Muqdisho.   Shirweynahan oo...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...