Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xasan Sheekh: “Dalkaan Soomaaliya waxaa leh Muwaadiniintiisa”

MUQDISHO, Soomaaliya — Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo xiray Shirweynaha Labaad ee Aqoonsiga Qaranka (SNIDC2025), kaas oo muddo laba maalmood ah ka socday...

SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo Ka Wada Hadlay Dardargelinta Gargaarka Abaarta

MUQDISHO, Soomaaliya — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin, ayaa guddoomiyay kulan gaar ah oo looga hadlay xaaladda abaarta cusub ee dalka...

Wasiir Biixi oo Daah-furay Mashruuca SPRING ee $105 Milyan oo Lagu Horumarinayo Dhaqaalaha

MUQDISHO, Soomaaliya, November 25, 2025 – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay mashruuc cusub oo...

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka INTERPOL ee xoojinta iskaashiga amniga caalamiga ah

MARRAKECH, Morocco – Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa ka qaybgalay Shirka 93-aad ee INTERPOL oo ka...

Howlgalka Gaashaan oo lagu dilay Hogaamiye Al-Shabaab ah oo qaraxyada qaabilsanaa

MUQDISHO — Ciidanka gaarka ah ee Gaashaan ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa xalay howlgal si qorsheysan loo fuliyay ka sameeyay deegaanka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la Kulmay Safiirka Turkiga si loo Xoojiyo Iskaashiga

MUQDISHO – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa Isniintii xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga ee...

Howlgal Ciidan oo Lagu Dilay Hogaamiye Al-Shabaab oo ka dhacay Galgaduud

GALGADUUD – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidanka Deegaanka ayaa xalay fuliyay howlgallo qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Cali Heele, 30 km u jira...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo ka qeyb galay Shirweynaha Midowga Afrika iyo Midowga Yurub

LUANDA, ANGOLA – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qeyb galay Shirweynaha Midowga Afrika iyo Midowga Yurub,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Marooko u duulay si uu uga qeyb galo Madasha MEdays

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa saakay u duulay dalka Marooko, si uu uga qeyb galo Madasha sanadlaha...

Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17-jirrada ah oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda

MUQDISHO - Xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 17 sano ayaa galabta guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda, kadib kulan ka tirsan...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...