Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Shirka 3aad Culimada Soomaaliyeed

Muqdisho, Nofeembar 24, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daahfuray Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in dowladdu ay...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Daahfuray Shirweynaha Labaad ee Hay’adda Diiwaangelinta Aqoonsiga Qaranka (NIRA)

Muqdisho, — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Labaad ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

MUQDISHO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca...

Dowladda Federaalka oo ka digtay khatar maaliyadeed iyadoo canshuuraha gudaha ay weli yihiin 3%

MUQDISHO – Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dalka uu wajahayo khatar maaliyadeed haddii aan si degdeg ah loogu heshiin nidaamka federaaleynta canshuuraha, kadib markii...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Guulaha aan gaarnay waxaa ka mid ah xaqiijinta amniga Caasimadda

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Bahda Cadaaladda Soomaaliya oo lagu soo bandhigay qorsheyaasha...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Pakistan

BRUSSELS, 23 Nofembar 2025 — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Abdi Ali, ayaa kulan miro-dhal ah...

Magaalada Muqdisho oo martigelineysa Shirweynaha 1-aad ee Bahda Caddaaladda Soomaaliyeed

MUQDISHO, 23 Nofembar 2025 — Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socda Shirweynaha 1-aad ee Bahda Caddaaladda Soomaaliyeed, kaas oo sanadkan diiradda ku saaraya...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku qaabilay Garsoore Cumar Cartan oo ku guuleystay abaalmarinta

MUQDISHO, 23 Nofembar 2025 — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Garsoore Cumar Cabduqaadir Cartan, kaasi oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ammaanay Doorka Macallimiinta ee dib u dhiska Soomaaliya

Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shalay khudbad muhiim ah ka jeediyay munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo si weyn loogu...

Xildhibaanada Soomaaliya oo loo ogolaadey inay ku biiraan Baarlamaanka Bariga Afrika

Muqdisho — Maxkamadda Caddaaladda Bariga Afrika (EACJ) ayaa xayiraadda ka qaaday sagaal xubnood oo Soomaaliya u matalaya Baarlamaanka Bariga Afrika (EALA), kadib markii ay...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...