Soomaaliya oo wajahaysa xaalad abaareed oo sii xumaanaysa
Sanadka 2025 - ilaa 2026 Soomaaliya waxay wajahaysaa xaalad abaareed oo sii kordhaysa, taasoo saameyn ku yeelatay beeraha, xoolaha, iyo helitaanka biyaha nadiifka ah.
Abaarta...
Baarlamaanka oo Meel Mariyey Xisaab-Xirka Miisaaniyadda 2024 Kadib Codeyn Wadajir ah
MUQDISHO, Soomaaliya – Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka kalfadhiga 7-aad, kulankiisa lixaad ee wadajirka ah,...
Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Nidaam garsoor oo la isku hallayn karo waxa uu dalkeenna u...
Muqdisho, Sabti 22 Nofeembar 2025:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirweynaha Koowaad ee Bahda Caddaalladda dalka, oo...
Munaasabad Lagu Xusayo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Stadium Muqdisho
MUQDISHO — Munaasabad weyn oo lagu xusayo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ayaa ka dhacday Stadium Muqdisho, iyadoo ka qeybgalaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan...
Maxkamadda Tanzania oo dib u joojisay magacaabistii xubnaha Soomaaliya ee EALA
DAR ES SALAAM — Maxkamadda dalka Tanzania ayaa dib u joojisay magacaabistii xubnihii Soomaaliya u matali lahaa Baarlamaanka Bariga Afrika (EALA), kadib markii lagu...
Ciidanka DANAB oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyey Buula Madiina, Hogaamiyeyaal Lagu Dilay
MUQDISHO — Ciidanka Sida Gaarka Ah u Tababaran ee Kumaandooska DANAB ayaa 19-kii November fuliyey howlgal qorsheysan oo si heer sare ah loo diyaariyey,...
Trump oo ku dhawaaqay go’aan lagu tarxiilayo qaar kamid ah Soomaalida gobolka Minnesota
Minnesota - Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay inuu “si degdeg ah” u joojinayo sharciga ku-meelgaarka ah ee ay haystaan qaar ka mid ah Soomaalida...
Haweeney Soomaali ah oo lagu eedeeyay Taageeridda Argagixisada oo lagu xiray Nairobi, Kenya
NAIROBI — Booliska Kenya ee ka hortagga argagixisada ayaa xabsiga dhigay Caasho Qaasim Xasan, oo ah haweeney Soomaali ah oo lagu tuhunsan yahay inay...
Madaxweynaha oo Hambalyo u Diray Macallimiinta Soomaaliyeed Maalinta Macallinka Soomaaliyeed
MUQDISHO - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta hambalyo iyo mahadnaq qoto dheer u diray macallimiinta dalka iyo kuwa qurbo-joogta ah, xuska Maalinta Macallinka...
Sweden oo lagu xiray nin Suuriya u dhashay oo rabay inuu ku biiro Daacishta...
Dowladda Iswiidhan ayaa dacwad ku soo oogtay nin 23 jir ah oo Iswiidhan–Suuriyaan ah, kaas oo lagu eedeeyay dhowr dambi oo argagixiso.
Eedaha waxaa ka...















