Haweeney ku eedeysan dilka ninkeeda oo lagu xiray Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya — Booliiska gobolka Banaadir ayaa xiray haweeney lagu tuhmayo inay ninkeeda ku dishay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho, sida ay maanta oo...
Galmudug: Dil lagu fuliyay Eedeysane Lagu Helay Dil Bareer ah oo Ka Dhacay Guriceel
GURICEEL, Soomaaliya – Maamulka Galmudug ayaa ku fuliyay xukun toogasho ah Cabdifitaax Cali Xasan Diiriye, kaasi oo lagu helay dambiga dil bareer ah oo...
Al-Shabaab oo Qarax Askar ku dhinteen ka fulisay gudaha dalka Kenya
GARISSA, Kenya — Laba sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Ilaalada Xuduudaha Kenya ayaa dhintay kadib markii gaari ay wateen lala eegtay qarax miino oo...
Madaxweynaha oo Hambalyo u Diray Cartan oo Ku Guuleystay Abaalmarinta Garsooraha Sanadka Afrika 2025
MUQDISHO — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda ciyaaraha, kadib markii garsooraha heer...
SoDMA iyo Switzerland oo ka wada hadlay xoojinta ka hortagga musiibooyinka
MUQDISHO — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Muqdisho kulan muhiim ah kula yeeshay wafdi ka socda Switzerland Development Cooperation...
Sheekh Aadan Madoobe oo soo gabagabeeyay safarro shaqo oo uu ku tagay Uganda iyo...
MUQDISHO — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa dalka dib ugu soo laabtay, isaga oo soo gabagabeeyay safarro...
Aqalka Sare oo Ansixiyay Xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka iyo Akhrinta Labaad ee...
MUQDISHO – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay wehliyeen Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, iyo...
Puntland oo Soo Bandhigtay Miisaaniyadda 2026, Hoos-u-dhac Ku Yimid Mashaariicda Caalamiga ah
GAROWE, 19 November 2025 – Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa soo bandhigtay miisaaniyadda sanadka 2026, taas oo muujinaysa hoos-u-dhac weyn oo ku yimid mashaariicda caalamiga...
Ciidamada Gaarka ah ee CXD oo Howlgal Qorshaysan ka Fuliyay Buula Madiina, duleedka Afgooye
Muqdisho – Ciidamada Gaarka ah ee CXD ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Buula Madiina ee hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, iyagoo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Kenya
NAIROBI, Kenya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ku sugan magaalada Nairobi, ayaa kulan...















