Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo furay Shirka Madasha Garsooreyaasha Soomaaliyeed

MUQDISHO, Soomaaliya – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed, ayaa saaka si rasmi ah uga furay magaalada Muqdisho Shirka Madasha Garsooreyaasha...

Soomaaliya iyo Kenya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Dhismaha, Horumarinta iyo Magaaleynta

𝗡𝗮𝗶𝗿𝗼𝗯𝗶 | 𝟏9 𝗡𝗼𝗳𝗲𝗺𝗯𝗲𝗿 𝟮𝟬𝟮𝟱 — Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-Dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, oo safar shaqo ku jooga...

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday xarun ganacsi oo ku taalla Muqdisho + Sababta

Muqdisho – Faah-faahin dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar ay saaka xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ku qaadeen xarun ganacsi oo ku taalla...

Ciidamada Dowladda iyo Macaawisleyda oo 11 Al-Shabaab ah ku dilay howlgallo ka dhacay Mudug...

MUQDISHO – Ciidamada Macaawisleyda ee ka howlgala degmada Xarardheere ayaa xalay fuliyeen howlgal si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo si toos ah loogu...

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud oo ka qeybgalay Shir ay soo qabanqaabiyeen Bangiga Adduunka, UN-Habitat...

NAIROBI, 18 NOVEMBER 2025 – Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-Dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, iyo Wasiirka Dhulka & Guriyeynta...

Ra’iisul Wasaaraha oo Guddoomiyey Shirka Arrimaha Doorashada Golayaasha Deegaanka

MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey shir heer sare ah oo loogaga hadlayey dhammaystirka diyaargarowga doorashooyinka dawladaha...

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Martigeliyay Kulan muhiim ah [Sawirro]

MUQDISHO - Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha waxaa ka qabsoomay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Dowladnimada Danabeysan, guddigan oo uu Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre magacaabay...

Guriceel: Eedaysane loo haysto dilka ganacsade Deeq Cabdi oo ay ciidamada Galmudug qabteen

GURICEEL — Ciidamada ammaanka ee Galmudug ayaa gacanta kusoo dhigay nin loo haysto dilka ganacsade si weyn looga yaqaanay degmada Guriceel, kaddib markii habeenkii...

Xeer-ilaaliyaha Guud oo bilaabay baarista cabasho ka dhan ah Maareeyaha Turkish Airlines ee Muqdisho

MUQDISHO — Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay inuu bilaabay baaris rasmi ah oo ku saabsan cabasho uu gudbiyay muwaadin Soomaali ah, kaas...

Gobolka Bakool: Howlgal Ciidan oo Lagu Dilay Saddex Xubnood oo Al-Shabaab katirsan

Muqdisho — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay nawaaxiga Moora-Gaabeey, 37 KM u jirta degmada Xuddur ee gobolka...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...