Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wasaaradda Batroolka oo Ka Digtey Macdan-baaris Sharci Darrada Ah oo Ay Ku Lug Leeyihiin...

Muqdisho — Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay kaga digtay macdaneysiga sharci darrada ah ee ay ku...

Baarlamaanka Soomaaliya oo Soo Afjaray Turxaan-bixinta Miisaaniyadda 2024

Muqdisho — Guddiyada Miisaaniyadda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay akhrinta iyo turxaan-bixinta Xisaab-xirka Miisaaniyadda 2024, kaddib kulan wadajir ah oo...

Gudiga doorashooyinka oo war cusub kasoo saarey doorashadda gobolka Banaadir

MUQDISHO - War-Saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa looga hadlay arrimo muhiim ah oo quseeya Doorashooyinka iyo qaabka hirgalinta.  

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Dhagax-dhigay Machadka Cilmi-baarista Beeraha Qaranka

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha cusub ee Machadka Cilmi-baarista Beeraha Qaranka, isaga oo tilmaamay...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Shir Amni Ka Qabtay Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya – Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta guddoomiyay kulan amni oo heer sare ah oo ka dhacay magaalada Baydhabo,...

Ciidamada Xoogga Dalka Oo Howlgal Ballaaran Ka Fuliyay Deegaanno Hoostaga Jamaame

JAMAAME - Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Qeybta 43-aad iyo Kumaandooska Danab ayaa howlgallo qorsheysan oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka sameeyay dhowr...

Waqooyi Bari oo Mamnuucday Safarrada Dhalinyarada Ka Yar 30 Jir

LAASCAANOOD - Maamulka Waqooyi Bari Somalia ayaa joojiyay safarrada dhalinyarada da’doodu ka yar tahay 30 sano, kuwaas oo ka dhoofaya Garoonka Diyaaradaha Laascaanood, caasimadda...

Ra’iisul Wasaaraha oo baaq ku aadan doorashada u diray shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku tagey xarunta Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha...

Tartan Ka Yimid Itoobiya oo Sababay In Dhoofka Khaadka Kenya u Gaaray Hoos-u-Dhac Taariikhi...

NAIROBI - Qaadkii Miirowga ee Kenya usoo dhoofin jirtay Soomaaliya ayaa sanadkan 2025 galay hoos-u-dhac weyn, iyadoo tirada guud ee la raray ay noqotay...

Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

Muqdisho, 15 November 2025 – Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...