Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay wajahayso hoos u dhac dhaqaale

Muqdisho – Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa sheegay in hoos u dhaca taageerada dhaqaale ee ay bixiyaan deeq-bixiyeyaasha caalamiga ah uu saameyn...

Bixinta kaararka codbixinta oo si rasmi ah uga bilaabatay caasimadda – DAAWO

MUQDISHO – Bixinta kaararka codbixinta ee doorashada qof iyo codka ayaa saaka si rasmi ah uga billaabatay magaalada Muqdisho, iyadoo dadweyne badan ay aroortii hore...

Sarkaal Milatari oo lagu eedeeyay inuu toogasho ku dilay Wiil 11 jir ah oo...

MUQDISHO – Sarkaal ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay lagu eedeeyay inuu xaafadda Haanta Dheer ee magaalada Muqdisho ku dilay wiil 11 sano...

Sheekh Aadan Madoobe oo Shir uga qeybgalay Kampala, Uganda 

MUQDISHO - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ku sugan Magaaladda Kampala ee caasimadda Uganda ayaa halkaasi uga qeyb galay shirweynaha...

Gaadiidka Xamuulka oo la go’aamiyay inay habeenkii kasoo baxaan Dekadda Muqdisho

MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa caawa si rasmi ah u daahfuray in...

Puntland oo eedeyn culus u jeedisay SoDMA

Garoowe – Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Puntland, Ubax Cabdirashiid, ayaa eedeyn culus u jeedisay Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SoDMA), iyada oo sheegay in...

Safaaradda Mareykanka oo ka digtay suurtagalnimada jabsiga nidaamka E-Visa ee Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya — Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa sheegtay inay “la socoto” wararka sheegaya in nidaamka E-visa ee Soomaaliya la jabsaday, iyada oo xustay...

Shabelle Media Network oo ku guuleysatay Abaalmarinta Warbaahinta Ugu Wanaagsan 2025

MUQDISHO, Soomaaliya — Shabelle Media Network ayaa loo aqoonsaday Warbaahintii Ugu Wanaagsanayd ee Sanadka 2025, kadib munaasabaddii Somali Business Award oo lagu qabtay magaalada...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Gaaray Magaaladda Kampala, Uganda

Kampala, 13 Noofambar 2025 — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay amniga, dhaqanka iyo iskaashiga caalamiga ah

MUQDISHO — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, waxaana looga hadlay qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...