Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Soomaaliya oo tacsi u dirtay Turkiga kadib shil diyaaradeed oo oo 20 askari ku...

MUQDISHO - Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay tacsi tiiraanyo leh iyo dareen walaaltinimo oo qoto dheer kadib shilkii diyaaradda militari ee nooca C-130 ee Turkiga...

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka oo Kulan Miro Dhal ah la yeeshay Wasiirada Dastuurka...

MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa shir miro dhal ah la yeeshay wasiirada...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Kormeeray Xarunta Safaaradda ee Aljeeriya

ALGERIS - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeeray Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Aljeeriya, isagoo si qoto dheer uga xog-wareystay...

Xafiiska Amniga Qaranka oo Muqdisho ku qabtay Shirka Isku-duwidda Maareynta Hubka iyo Rasaasta

Muqdisho, 12 Nofeembar 2025 — Xafiiska Amniga Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay Shirka Isku-duwidda Maareynta Hubka iyo Rasaasta, kaas oo lagu qabto...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ka digay arrimo halis ku ah dastuurka

Nairobi, Kenya — Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ka kooban Puntland, Jubaland iyo Madasha Badbaadada Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay qorshe ay ku qabanayaan shir heer...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo ka qeyb galay Shirka Wadamada Carabta ee Maaliyadda iyo Miisaaniyadda

Beirut, Lebanon — Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta ka qeyb galay Shirka Wadamada Carabta ee Maaliyadda Guud iyo...

148 Qaxooti Soomaali ah oo Si Nabad ah uga Soo Noqday Yemen: Qaramada Midoobay

MUQDISHO, 12 Noofambar 2025 — Qaramada Midoobay ayaa Arbacadii ku dhawaaqday in 148 qaxooti Soomaali ah oo horey ugu noolaa dalka Yemen ay si...

Shirka Guddoomiyeyaasha Baarlamaanka Adduunka oo ka furmay Islamabad, Soomaaliya oo ka qeyb gashay

Islamabad – Shirweynaha toddobaad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaanka Adduunka (World Speakers’ Conference) ayaa si rasmi ah shalay uga furmay magaalada Islamabad, caasimadda dalka Pakistan, iyadoo...

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Aljeeriya oo goobjoog ka ahaa saxiixa heshiisyo iskaashi oo muhiim ah

Aljeers, 12-ka Nofeembar 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Aljeeriya Mudane Cabdulmajiid Tabbuun ayaa goobjoog ka ahaa...

Wasiir Mukhtaar Roobow oo heshiis ku saabsan qoondada xajka 1447/2026 kula saxiixday Sacuudiga

Jeddah, Sacuudi Carabiya – Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa maanta magaalada Jeddah kula...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...