Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhigiisa Algeria Cabdulmajiid Tabbuun [Sawirro]

Aljeeriya, Nofeembar 11, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii Labaad booqasho rasmi ah ku jooga dalka Aljeeriya ayaa maanta...

Wasiirka Deegaanka Soomaaliya Oo Ku Baaqay Xoojinta Hirgelinta Qorshaha Cimilada NDC 3.0

MUQDISHO, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa khudbad dhiirrigelin leh ka jeediyay...

Kadib dibadbax ashtako ah, Shaqaalihii Garoonka Aadan Cadde oo dib ugu laabtaan shaqada

MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux, ayaa ku guuleystay xalinta cabasho ay qabeen shaqaalaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Caasimadda Aljeeriya

ALJERIS – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray caasimadda dalka Aljeeriya ee Aljeris, isaga oo hoggaaminaya wafdi sare oo ka...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Congo oo laga guddoomey Waraaqihiisa Aqoonsiga

Kinshasa - Safiirka JFS ee dalka Congo Mudane Ilyaas Cali Xasan, ayaa si rasmi ah uga guddoomay Waraaqihiisa Aqoonsiga Madaxweynaha DRC, Mudane Félix Antoine...

DFS iyo Maamul Goboleedyada oo ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo abaareed

JOWHAR - Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada,, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay xaalad degdeg ah oo abaareed, iyagoo ka digaya saameynta iyo khataraha...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Taliyaha Hawlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xarunta Dowladda Hoose ee Muqdisho ku qaabilay...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Guddiga Shaqaalaha Rayidka

MUQDISHO — Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Prof. Salim Caliyow Ibrow, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Shaqaalaha Rayidka...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay

JOWHAR, 10 Nofeembar 2025 – Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa maanta kulan gaar ah xafiiskiisa kula qaatay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...

Shirka Arrimaha Bini’aadanimada Soomaaliya oo ka furmay magaalada Jowhar [Sawirro]

JOWHAR, 10 Nofeembar 2025 – Shirka Arrimaha Bini’aadanimada Soomaaliya, oo diiradda lagu saarayo abaaraha, fatahaadaha, barakaca iyo baahiyaha nololeed ee degdegga ah, ayaa maanta...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...