Golaha Shacabka oo Ansixiyay Qaraar Lagu Aqoonsaday 14-ka October Maalin Qaran
MUQDISHO, Soomaaliya — Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey qaraar muhiim ah oo 14-ka October loogu aqoonsaday Maalin Qaran,...
Maamulka Gobolka Banaadir oo beeniyay eedeyn uga timid Gudiga Doorashadda
MUQDISHO, Soomaaliya - Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa soo saarey war-saxaafadeed uu ku beeniyay eedeyn uga timid Gudiga doorashadda qaranka iyo Sohdimaha Soomaaliya.
Sheekh Shariif oo si adag uga hadlay colaada ka taagan Gobolka Shabellaha Hoose –...
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh ayaa cambaareeyay dilalka arxan-daradda iyo colaadda qabiil ee ka taagan gobolka Shabeellaha Hoose.
Dhaqan aad u xun...
Guddoomiyaha SoDMA oo ku baaqay tallaabo degdeg ah si loo joojiyo colaadaha qabiilka ee...
MUQDISHO — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SoDMA), Mohamud Moalim Cabdulle, ayaa si xooggan ugu baaqay nabad, isagoo ugu baaqay Dowladda Federaalka iyo Maamulka...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka
Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta magacaabay Marwo Maryan Cali Abuukar inay noqoto Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
Guddiyada Miisaaniyadda Labada Aqal ee Baarlamaanka oo ka dooday Xisaab-xirka Miisaaniyadda 2024
Muqdisho — Guddiyada Miisaaniyadda ee labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Aqalka Sare, iyagoo ka...
Guddiga Arrimaha Gudaha ee BFS oo kulan la yeeshay Saraakiisha Wasaaradda Arrimaha Gudaha
Muqdisho, 9 Noofambar 2025 — Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib-u-Heshiisiinta, Arrimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan muhiim...
Jeesow oo eedeymo u jeediyay Lafta-Gareen kadib dilkii duleedka Wanlaweyn – DAAWO
MUQDISHO - Xildhiban Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Gollaha Shacabka ayaa eedeymo culus u jeediyay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, kadib dilkii ka dhacay...
Ciidanka Soomaaliya oo Bakool kul Dilay Sarkaal Sare oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa
MUQDISHO, 9ka November 2025 — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa dilay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, howlgalkii qorsheysnaa ee lagu fuliyay gobolka...
Dowladda oo baaq kasoo saartey Dilalka ka dhacaya qeybo kamid ah Soomaaliya
MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS oo baaq nabadeed kasoo saartay, Dilalka iyo Beegsiga ka baxsan Diinta Islaamka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed...















