Soomaaliya oo Furtay Wadatashi Qaran oo Lagu Falanqeynayo Istaraatiijiyadda Isbeddelka Dhijitaalka (2025–2030)
MUQDISHO, Soomaaliya – Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), oo kaashanaysa Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU), ayaa maanta si rasmi ah u...
Ciidamada Badda Shiinaha oo Markabyo Cusub u Diray Badaha Soomaaliya iyo Gacanka Cadmeed
Qingdao, Shiinaha – Ciidamada Badda Shiinaha, ayaa Sabtidii ka dareeray deked ciidan oo ku taalla magaalada Qingdao ee gobolka Shandong, iyagoo u baxay howlgal...
Wafdi Sare Oo Booqday Degmada Awdheegle kadib markii laga saarey Al-Shabaab
Awdheegle – Kadib howlgal ballaaran oo iskaashiga ku saleysan oo ay fuliyeen ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXD) iyo kuwa nabad ilaalinta Midowga Afrika ee...
Barakicinta Muqdisho oo Kicisay Dood Kulul oo u Dhaxeysa Mucaaradka iyo Dowladda
MUQDISHO – Magaalada Muqdisho ayaa maalmahan u dambeyey marti gelisay kulamo isdaba joog ah oo ay qabanayeen xubnaha Madasha Mucaaradka Samatabixinta, kuwaasoo si adag...
Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka
Muqdisho – Sabtidii, xubnaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka intii lagu guda jiray kalfadhigooda...
Baaqyo Loo Jeedinayo Madaxweyne Xasan Sheekh Kadib Fashilkii Wadahadalladii Jubaland
Muqdisho – Tan iyo markii ay fashil kusoo dhammaadeen wadahadalladii dhowaan u socday Jubaland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa isa soo taraya baaqyada waxgaradka...
Galmudug oo gacanta ku Dhigay Saddex ka mid ah Rag ku Eedeysan Dil
Dhuusamareeb — Ciidanka Booliiska Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa ku guuleystay in ay soo qabtaan saddex ka mid ah eedeysanayaashii loo haystay dil arxan-darro ah oo...
Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Qaramada Midoobay kala hadlay Xaaladda Gedo iyo Faragelinta Dowladda Federaalka
Gedo — Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan, oo ku sugan gobolka Gedo, ayaa kulan fogaan-arag ah la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Xafiiska...
Dibadbaxyo Ka Dhacay Ceergaabo oo Ka Dhan ah Ciidamada Somaliland
Ceergaabo — Dibadbaxyo waaweyn ayaa xalay ka dhacay magaalada Ceergaabo, xarunta gobolka Sanaag, iyada oo ay shacabka deegaanka ku muujiyeen caro iyo cambaareyn ku...
Taliska CXDS oo Digniin Adag Ka Soo Saaray Isticmaalka Sharci Darrada ah ee Dareeska...
MUQDISHO — Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa maanta soo saaray digniin adag oo ka dhan ah isticmaalka sharci darrada ah ee astaamaha,...














