Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamada Midowga Yurub oo Badbaadiyay 24 Shaqaale kadib Weerarka Burcad-badeedda Ee Xeebaha Soomaaliya

DUBAI, Imaaraatka Carabta – Ciidamada badda ee Midowga Yurub ayaa Jimcihii gaaray markab ganacsi oo calanka Malta wata, kaas oo horay uga bartilmaameedsaday burcad...

Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo ku saabsan dhallinyarada iyo horumarinta...

Riyadh, 6 Nofeembar 2025: Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada Sucuudiga ayaa Khamiistii kala saxiixday heshiis is-afgarad (Memorandum of Understanding – MoU) oo lagu xoojinayo...

Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo dilay ugu yaraan 49 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab

Muqdisho, 7 Nofeembar 2025: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Arbacadii sheegtay in ciidanka qaranka ay dileen ugu yaraan 49 dagaalyahan oo Al-Shabaab ah intii lagu...

Wafdi sare oo ka socda Hey’adda SoDMA oo maanta gaaray Jowhar – Daawo

JOWHAR - Maanta waxaa magaaladda Jowhar gaarey wafdi ka socda SoDMA, oo ka qeybgalaya Shirka Arrimaha gargaarka ee ka furmaya magaaladda.   Lataliyaha Sare ee SoDMA,...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya, Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Wafdi Ciraaq ka socda Ku Qaabilay Xafiiskiisa

Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Ciraaq, kuwaas oo u...

Cumar Xaashi oo Kulan La Yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya – Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan xasilinta iyo ilaalinta arrimaha rayidka, Xildhibaan Cumar Xaashi, ayaa kulan miro-dhal...

Omar Fateh oo looga adkaadey Doorashadda duqa Minneapolis

Minneapolis — Duqa magaalada Minneapolis Jacob Frey ayaa Arbacadii shalay ku guuleystay muddo-xileedkiisii saddexaad, kadib markii wareegii labaad ee tirinta codadka habka ranked-choice uu...

Madaxweyne Isias Afwerki oo ka digay faragelinta shisheeye ee Badda Cas

Qaahira, 5 November – Madaxweynaha Eriteriya, Isias Afwerki, ayaa sheegay in dalalka Geeska Afrika ay leeyihiin masuuliyadda ugu weyn ee ilaalinta amniga Badda Cas,...

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo kulan miro-dhal ah la yeeshay Wasiirka Horumarinta Bulshada ee Brazil

Dooxa, Qatar – 5 Nofeembar 2025: Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdirixmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa kulan...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...