Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo daahfuray Barnaamijka Ilaalinta iyo Daryeelka Bulshada
Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Barnaamijka Ilaalinta iyo Daryeelka...
Zohran Mamdani oo noqday qofkii ugu horeeyay oo Muslim ah oo loo doorto duqa...
NEW YORK – Musharraxa Dimuqraadiga Zohran Mamdani ayaa Talaadadii loo doortay duqa magaalada New York City, isaga oo noqday qofkii ugu horreeyay ee Muslim...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya oo la kulmay Madaxda AUSSOM si loo xoojiyo wada-shaqeynta...
MUQDISHO – Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Wakiilka Gaarka ah...
Qaramada Midoobay: Xiriirka u Dhexeeya Xuutiyiinta iyo Al-Shabaab waa sii xoogeysanayaa
MUQDISHO – Warbixin cusub oo ay soo saareen kooxda khubarada caalamiga ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Yemen ayaa shaacisay in uu weli...
Booliska oo xiray xarunta Haweenka looga soo xaaqi jiray Ilmaha – Daawo
MUQDISHO - Booliiska Soomaaliya ayaa xray xarun haweenka qaada Uurka sharci darada ah ilmaha loogu soo xaaqo, taas oo ku taalay degmada Deyniile ee...
Haweenka Saxafiyiinta Soomaaliyeed oo Hogaaminaya Dagaalka lagu Difaacayo Badbaadada Dijitaalka iyo Caddaaladda Jinsiga
“Yaa difaaca run sheegayaasha marka runta lafteedu khatar noqoto?”
Su’aashan ayaa si xoog leh uga dhex yeertay hool ku yaalla Muqdisho, iyadoo suxufiyiin, diblomaasiyiin, iyo...
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo soo xiray Shirkii Taliyaasha Qeybaha Ciidanka
Muqdisho, Soomaaliya – Taliya Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka, Sareeye Guuto Sahal Cabdullahi Cumar, ayaa soo xiray shir ka socday Muqdisho oo ay iskugu yimaadeen...
Soomaaliya oo ka qeybgashay Shirka Caalamiga ah ee La-dagaallanka Gaajada iyo Saboolnimada
Doha, Qatar – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qeyb galay Shirkii ugu horreeyey ee hoggaamiyeyaasha Isbahaysiga...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo daah-furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka 2025 (SIGF 2025)
Muqdisho:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo furay Shirka Madasha Hab-maamulka Internet-ka (Somali Internet Governance Forum), ayaa carrabka ku...
SoDMA oo Daahfurtay Mashruuc cusub si loo Xoojiyo Awoodda Dowladda ee Maareynta Musiibooyinka
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa guddoomiyay shir muhiim ah oo lagu soo bandhigay mashruuca Catastrophe Deferred...














