Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-dhigay Dhismaha Laamiga Buulo-xuubeey ee Degmada Wadajir

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo dhagax-dhigay laamiga dheer ee degmada Wadajir, gaar ahaan Xaafadda Buulo-xuubeey, oo...

Sheekh Shariif oo ku eedeeyay Xasan Sheekh inuu khalkhal gelinayo nidaamka dastuurka Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya – Madaxweyne hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, inuu carqaladeynayo habka dastuurka...

Muranka Doorashooyinka Tanzania iyo Soomaaliya: Halbeeg Cusub oo Lagu Cabirayo Dimuqraadiyadda Afrika

Tanzania ayaa lagu dhawaaqay in Madaxweyne Samia Suluhu Hassan ay ku guuleysatay doorashadii madaxtinimada ee dhawaan dalkaas ka dhacday, iyadoo heshay 98% codadka doorashada....

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Faray hogaanka NIRA In Adeegga La Fududeeyo

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer degdeg ah ku tagay mid ka mid ah Xarumaha Kaarka Aqoonsiga Qaranka (NIRA)...

Howlgalka NISA ee Ceel-weyne oo Lagu Laayay 23 Xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab

Muqdisho, November 03, 2025 – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa shalay howlgallo qorshaysan ka fuliyay tuulada Ceel-weyne,...

Soomaaliya iyo Sudan oo Ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka xilli Laga Walaacsan yahay Xaaladda El...

MUQDISHO, Soomaaliya — Wasiirka Dowladda Federaalka ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cali Maxamed Cumar, ayaa Axaddii xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Muqdisho ku...

Puntland oo Ciidamo Boolis ah geysay magaaladda Garowe, si amnga loo xaqiijiyo

Garowe, Puntland — Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in uu magaalada Garowe geeyay in ka badan 300 askari oo cusub oo dhawaan tababar ku...

Xiisad Qabiil oo Ka Dhalatay Dil Argagax Leh oo Ka taagan Gobolka Galgaduud

Dhusamareeb, Galgaduud — Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in xiisad culus ay ka taagan tahay deegaano dhowr ah, kaddib...

Diyaaradaha Mareykanka oo Duqeymo Culus ka Fuliyeey Buuraha Cali Miskaad

BOOSAASO - Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ay duqeymo xoogan ka fuliyeen buuraha Cali Miskaad, halkaas...

Hamas oo Diiday Eedaha Maraykanka ee Qadashada Gargaarka Bani’aadanimo ee Qasa

GAZA, Nov. 2 (Xinhua) — Hamas ayaa si xooggan u diiday eedaha Maraykanka ee ku saabsan in xubnaheeda ay qadeen gargaar bani’aadanimo oo loo...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...