Maxkamadda Ciidamada Jubbaland oo Xukuntay Sarkaal NISA ka Tirsanaa
Kismaayo, Soomaaliya — Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Jubbaland ayaa maanta xukun ku riday Abdiqaadir Maxamuud Xasan, oo ka tirsanaa hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka...
Ciidamada Puntland oo qabtay dagaalyahan ajnabi ah oo ka tirsan Daacish
Boosaaso, Soomaaliya – Ciidamada ammaanka Puntland ayaa Sabtidii gacanta ku dhigay dagaalyahan ajnabi ah oo ka soo jeeda Sacuudiga, kaasoo la rumeysan yahay inuu...
Askari Ka tirsan Dowladda oo Kabiir Dugsi Qur’aan ku dilay Xaafadda Ceelqaloow
MUQDISHO - Askari Ka tirsan Hay'adaha amniga Dowladda ayaa Kabiir Dugsi Qur’aan ku dilay Xaafadda Ceelqaloow, ee degmada Wadajir Maanta oo Axad ah.
Wariyaha Shabelle...
Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Omar Cali Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay Ku-xigeenka Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaybgalaya furitaanka Matxafka Qaran ee Dhaqanka iyo Taariikhda Masar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, halkaas oo uu kaga...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hambalyo u dirtay Samia Suluhu kadib guusheeda doorashadda
Muqdisho, 1-da Nofeembar 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo diirran u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda...
Rabshado dhimasho sababay oo ka socda Tanzania kadib doorasho ka dhacday
Madaxweynaha Tanzania, Samia Suluhu Hassan, oo 65 jir ah, ayaa mar kale ku guuleysatay doorashada muranka dhalisay ee dalka, iyadoo heshay 98% codadka la...
Hoggaamiye Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Lagu Dilay Hawlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellada Dhexe
Mahadaay, 1-da Nofeembar 2025 — Ciidanka deegaanka ee Macawiisleyda ka howlgala degmada Mahadaay ayaa saakay fuliyay hawlgal qorsheysan oo lagu dilay hogaamiyihii Al-Shabaab u...
Puntland oo digniin culus u dirtay kooxaha hubeysan ee aan dowladda ka tirsanayn
GAROWE, Soomaaliya – Maamulka Puntland ayaa digniin adag u diray cid kasta oo hub ku dhex wadata deegannada maamulkaas, balse aan kamid ahayn hay’adaha...
Maamulka Waqooyi Bari oo Puntland ku eedeeyay weerar ka dhacay Boocame
BOOCAME, Soomaaliya – Maamulka Waqooyi Bari ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland in ciidamo ka amar qaata Madaxtooyada Puntland ay weerar ku soo qaadeen degmada...















