Madaxweyne Deni: Puntland guul bay ka gaartay dagaalka Daacish iyo amniga gudaha
GAROOWE – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Garoowe kulan wacyigelin ah kula yeeshay bulshada gobolka Nugaal, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta...
Guri iyo goobo ganacsi oo lagu gubay deegaanka Galo ee Galgaduud
Dhuusamareeb – Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyaad careysan oo ka soo jeeda degmada Ceel-Garas ay saqdii dhexe ee xalay gubeen...
UKMTO oo digniin amni u dirtay maraakiibta ganacsiga ee maraya xeebaha Soomaaliya
Muqdisho — Hay’adda UK Maritime Trade Operations (UKMTO) ayaa digniin adag u dirtay maraakiibta ganacsiga ee isticmaala biyaha u dhow xeebaha Soomaaliya, kadib markii...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Billad Sharaf Qaran ku maamuusay Madaxweynaha Jabuuti
Muqdisho, 31 Oktoobar 2025 — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Billad Sharaf Qaran ku gudoonsiiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil...
Xasan Sheekh: Carta waa xarunta aasaaska, dhisidda iyo dhaqangelinta Jamhuuriyadda 3-aad ee Soomaaliya
Carta, 30 Oktoobar, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Munaasabadda Xuska 25-guurada Shirweynihii Nabadaynta Soomaaliyeed ee Carta ayaa...
Xamsa oo Ku Baaqay in Ganacsatada Soomaaliyeed Ay Si Weyn U Maalgashaan Gudaha Dalka
Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ammaanay doorka ganacsatada Soomaaliyeed ee ku aaddan maalgelinta iyo horumarinta dalka,...
Madaxweyniyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo Ubax dhigay Taalladda xuska 25-guurada Shirkii Carta
Carta, Jabuuti – 30 Oktoobar 2025 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti, Mudane...
Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Miisaaniyadda 2026 iyo heshiisyo caalami ah
Muqdisho, Khamiis, 30 Oktoobar 2025: Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyey Xeerka...
Ciidanka Danab oo 18 ka tirsan Al-Shabaab ku dilay howlgal ballaaran oo ka dhacay...
Jamaame, Jubada Hoose — Ciidamada gaarka ah ee Danab oo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed, oo gacan ka helaya Hay’adda Sirdoonka iyo Amniga Jubbaland...
Ra’iisul Wasaaraha oo tilmaamay in xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga uu yahay mid qoto dheer
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qaybgalay xuska 102-aad ee aas-aaska Jamhuuriyadda Turkiga, kaas oo lagu qabtay xarunta...















