Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya xuska 25-aad ee dib u yagleeliddii Jamhuuriyadda 3-aad ee Soomaaliya

Jabuuti – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey dalka aan walaalaha nahay ee...

Uganda oo ciidamo cusub usoo direysa Soomaaliya si ay uga qaybqaataan howlgalka AUSSOM

KAMPALA, Uganda — Dowladda Uganda ayaa sheegtay inay toddobaadyada soo socda Soomaaliya u direyso ciidan cusub oo qayb ka noqon doona Howlgalka Taageerada Midowga...

Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday qorshe cusub oo lagu xakameynayo kicinta colaadaha beelaha

BAYDHABO, Soomaaliya — Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay qorshe cusub oo lagu xoojinayo nabadda iyo isla xisaabtanka, ka dib markii ay soo kordheen...

Maxaa keenay in RW hore Maxamed Xuseein Rooble uu ka baaqdo Jabuuti?

JABUUTI - Dalka Jabuuti waxaa ku qulqulaya siyaasiyiin iyo madax sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo ka qayb galaya xuska 25-guurada...

Ilhaan Cumar oo loo maleegayo shirqool ay wadaan Xildhibaano Jamhuuriga katirsan

WASHINGTON — Laba xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiillada Mareykanka ayaa ku baaqay in Waaxda Caddaaladda (Department of Justice) ay baaritaan ku sameyso dhalashada...

Qaramada Midoobay oo sheegtay in Imaaraadka uu Soomaaliya Hub u marsiiyay RSF

NEW YORK – Qaramada Midoobay ayaa ku eedeysay Imaaraadka Carabta (UAE) inuu jebiyey cunaqabataynta hubka ee caalamiga ah, kadib markii baarayaal UN ah ay...

Aabe iyo wiilkiis ah oo lagu dilay weerar aano qabiil ah oo ka dhacay...

BALANBALE, Soomaaliya – Aabe iyo wiilkiis ayaa lagu dilay deegaanka Labi Kooraale ee hoos yimaada degmada Balanbale, kadib markii rag hubeysan oo ka tirsan...

Milatariga Mareykanka oo xaqiijiyay laba duqeyn ka fuliyay Buuraha Calmiskaad

GAROOWE, 28 Oktoobar 2025 — Milatariga Mareykanka ayaa xaqiijiyay inay fuliyeen laba duqeyn cirka ah oo lagu beegsaday dagaalyahannada ISIS ee ku dhuumaaleysanaya buuraleyda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyey kulanka Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

MUQDISHO, 28 Oktoobar 2025 — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka...

Saalax Jaamac oo daahfuray dardargelinta Mashruuca Jowhar Off-stream Storage Programme

MUQDISHO, 28 Oktoobar 2025 — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigay dardargelinta...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...