Howlgal Ciidan ajnab ah ka qeyb-qaatey oo ka dhacay degmo Al-Shabaab ka taliso
Muqdisho – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya saaxiibbada caalamka ayaa duqeyn qorshaysan oo ka dhacday 26-ka Oktoobar 2025 magaalada Bu’aale ee...
Al-Shabaab ah oo weerar ku qaaday bar-koontarool coo ku taalla Muqdisho
Muqdisho – Rag hubysan oo laga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay weerar ku qaaday bar-koontarool amni oo dowladda ay...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo Isbeddello Ku Sameeyay Golaha Wasiirrada
Jowhar, Oktoobar 28, 2025 – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe), ayaa maanta wareegto kasoo baxday xafiiskiisa ku magacaabay wasiirro cusub...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo ku wajahan dalka Jabuuti
Jabuuti, Oktoobar 28, 2025 — Waxaa la filayaa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu saacadaha soo socda gaaro magaalada Jabuuti, si...
Soomaaliya iyo Rwanda oo kala saxiixday Heshiis Iskaashi Guud oo xoojinaya xiriirka laba geesoodka...
Kigali – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, iyo Safiirka Soomaaliya ee dalka Tansaaniya iyo...
Sheekh Aadan Madoobe oo digniin u diray Xildhibaanada ka maqan kulamada
MUQDISHO - Gollaha Shacabka ayaa la degay baaqashadda Fadhiyada, taasoo loo sababeeyo maqnaashaha Xildhibaanada, oo noqotay mid joogto ah oo xalkeeda wali la helin.
Gudoomiyaha...
Wasiir Cali Xoosh: Kuwa Wax xun sheega ah yaan warkooda la dhagaysan, dalkaan waa...
MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali - Xoosh ayaa goobjoog ka ahaa munaasabad Dowladda Imaaraadka...
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Magacaabay Wasiirka Cusub ee Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta magacaabay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada...
Dowladda Imaaraadka oo ka jawaabtay codsigii Dowladda Hoose ee Muqdisho
Muqdisho - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa sheegay in Dowladda Imaaraadka Carabta ay si rasmi ah uga...
Wasiir booqday iskuul taariikhi ah oo ardayda danyarta waxbarasho bilaash ah siiya Waajid
WAAJID, Soomaaliya — Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay iskuul taariikhi...















