Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Goobo ee gobolka Hiiraan

Maxaas — Dagaal culus ayaa ka dhacay deegaanka Goobo, oo hoos yimaada degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, kadib markii ciidanka deegaanka ee Macawiisleyda ay...

Haweeney Kenyan ah oo dhaawacday kadib iska hor imaad ka dhacay xadka Soomaaliya iyo...

Mandhera — Haweeney Kenyan ah ayaa dhaawac soo gaaray kadib markii rasaas is-weydaarsi u dhexeeyay laba ciidan oo amni ka dhacay deegaanka Bulla Xaawo...

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda oo la kulmay Madaxda Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka

Muqdisho, 26 Oktoobar 2025 – Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Aadan Macallin, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay...

Madaxweynihii Hore ee Madagascar oo Laga Qaaday Jinsiyadda

ANTANANARIVO, Madagascar — Madaxweynihii hore ee Madagascar, Andry Rajoelina, oo toddobaadkii hore lagu riday afgambi, ayaa hadda laga qaaday jinsiyadda dalkaas, sida ay sheegtay...

NUSOJ iyo Dowladda Australia oo Suxufiyiinta Soomaaliyeed Tababar uga Fureen Ka Hortagga Wararka Been...

Muqdisho, Soomaaliya – Ku simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, ahna Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda, Mudane Cabdinaasir Xuseen Xasan, ayaa tababar muhiim ah...

Muqdisho oo lagu qabtay Shir ku saabsan sidii muwaadiniinta loo gaarsiin lahaa adeegyada aas-aasiga...

Mugadisho: Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Magaalada Muqdisho ka daahfuray kulan lagu falanqeynayo adeegyada ay...

Xildhibaanka Caananuug oo beeniyay warar ku saabsan wadahadallo sir ah oo Mudo-kororsi la xiriira

Muqdisho, Soomaaliya – 26 Oktoobar 2025: Maalmihii la soo dhaafay, waxaa soo baxay warar sheegaya in xubno ka tirsan Madasha Samatabixinta ay wadahadallo hoose...

Howlgal ay fuliyeen Ciidanka NISA oo lagu dilay seddex mid ah Al-Shabaab

Kuukaayle, Hiiraan – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo gacan ka helaya saaxiibada caalamka, ayaa xalay fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay...

Xasan Sheekh: Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha waxa ay u dub dhexaad u tahay sugidda amniga...

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xarunta dhexe ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, si uu ugu...

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda oo Waajid ka bilaabay kulamo ku saabsan hirgelinta doorashada...

Waajid, Bakool – Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa Degmada Waajid ka bilaabay kulamo wadatashi iyo...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...