Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka

Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ah ee...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey darajooyinka Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo shuruuc kale oo muhiim ah

Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, kaas oo uu guddoomiyey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka...

Deegaanada Hirshabelle iyo Galmudug Oo Noqday Aag Lagu Ugaarsado Gaadiidka

JOWHAR - Deegaanada Hirshabelle iyo Galmudug ayaa muddo bil ah waxaa ka socday falal lagu bililiqeysanayo gaadiidka, gaar ahaan kuwa qaada rakaabka, iyadoo xaalad...

Shirkii Taliyeyaasha Ciidamada Dhulka ee Afrika oo lagu soo gabagabeeyay Kigali, Rwanda

Kigali, Rwanda — Waxaa magaalada Kigali lagu soo gabagabeeyay shirkii Taliyeyaasha Ciidamada Dhulka ee dalalka Afrika, kaas oo ay Soomaaliya ku metelayeen Taliyaha Ciidanka...

Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo Khasaare Culus Gaarsiiyey Al-Shabaab

Ceelgaras, Galgaduud — Ciidanka Daraawiishta Galmudug, gaar ahaan Ururka Galayr, ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanada Ceelahelay iyo Dhaban-dhulkuheys ee gobolka Galgaduud, kaas...

Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo kulan ku saabsan Amniga la qaatey Wasiirka Arrimaha Gudaha Iraq

BAGHDAD, Ciraaq – Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa kulan rasmi ah magaalada Baghdad kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Amni ka Fuliyay Deegaanka Ceel-Garas ee Gobolka Bakool

Xudur, Bakool – Taliyaha Guutada 9-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gaashaanle Dhexe Yoonis Aadan Xasan, ayaa hoggaamiyay howlgal qorshaysan oo lagu xaqiijinayay amniga...

Saalax Axmed Jaamac oo Kormeer Shaqo Ku Sameeyey Wasaarado kala duwan

Muqdisho, Oktoobar 22, 2025 – Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay qaar kamid ah...

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Sacuudiga si Loo Xoojiyo Iskaashiga Duulista...

Riyaad – Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya Maxamed Faarax Nuux, oo socdaal shaqo ku jooga Boqortooyada Sacuudi Carabiya, ayaa maanta kulan...

Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya oo Ka Qeybgalay Madal Caalami ah oo Lagu Qabtay Kigali

Kigali, Rwanda – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Jeneraal Khaalid), ayaa ka qeybgalay madasha caalamiga ah ee taliyeyaasha...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...