Xamsa Cabdi Barre oo la kulmay Danjiraha Turkiga iyo Madaxda Shirkadda Favori
MUQDISHO, Sabti, 25 Oktoobar 2025 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan la yeeshay Danjiraha Dowladda Turkiga...
Mareykanka oo Duqeymo Ka fuliyay Togga Baallade ee Puntland, oo Lagu Beegsaday Dagaalamayaal Daacish...
Puntland, Soomaaliya – Ciidamada Mareykanka ayaa duqeymo cirka ah ka fuliyay Togga Baallade, halkaas oo lagu sheegay in weli ku sugan yihiin dagaalamayaal ka...
Xildhibaan ka Digay Qorshaha Madaxweyne Xasan ee Muddo Kororsi
Muqdisho – Xildhibaanada ka aragtida duwan Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu dhawaan u ruqaansan doono raadinta muddo kororsi...
Booliska Soomaaliya oo qabtay laba askari oo lagu eedeeyay dhac shacabka ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO – Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa Jimcihii magaalada Muqdisho ku qabtay laba nin oo lagu eedeeyay inay dhici jireen shacabka, iyadoo saraakiishu sheegeen in...
Ethiopia iyo Soomaaliya oo shaaciyay Inay iska-kaashanayaan Nabadda Gobolka Geeska Afrika
Bahir Dar, Itoobiya – Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa mar kale xaqiijiyey go’aankooda ku aaddan xoojinta nabadda, amniga, iyo iskaashiga gobolka Bariga Afrika, xilli...
Midowga Yurub iyo Masar oo diray baaq culus oo ku aadan Soomaaliya
QAAHIRA — Midowga Yurub (EU) iyo dowladda Masar ayaa si wadajir ah ugu baaqay beesha caalamka in ay kordhiyaan taageerada ay siiyaan Soomaaliya, iyagoo...
Mudavadi iyo Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo ka wadahadlay xoojinta xiriirka iyo amniga gobolka
Nairobi, Oktoobar 24, 2025 — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Kenya ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Diaspora-da, Mudane Musalia Mudavadi, ayaa Arbacadii kulan kula yeeshay Safiirka...
Wasiir Roobow oo la kulmay Madaxweyne Geelle, kana mahadceliyay taageerada Soomaaliya.
Djibouti, — Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, oo booqasho rasmi ah ku joogay Jamhuuriyadda...
Maamulka Waqooyi-bari oo sheegay in aysan sii deyn doonin maxaabiista Somaliland ilaa heshiis nabadeed...
Muqdisho | 23 Oktoobar 2025 – Maamulka waqooyi-bari ee Soomaaliya ayaa sheegay in aysan sii deyn doonin maxaabiista ciidamada Somaliland ilaa heshiis nabadeed rasmi...
Wasiirka Hawlaha Guud oo soo xiray Meertada 2-aad ee Shirka U Adkaysiga Aafooyinka Soomaaliya
Muqdisho - Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-Dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa maanta si rasmi ah u soo...















