Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka oo Furay Shirweynaha 2-aad ee U Adkeysiga Aafooyinka
Muqdisho – Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah uga furay magaalada Muqdisho Shirweynaha 2-aad ee...
Nicolas Sarkozy oo noqday Madaxweynihii ugu horeeyay France oo xabsi gala
PARIS - Nicolas Sarkozy, madaxweynihii hore ee Faransiiska (2007-2012), ayaa maanta noqday madaxweynihii ugu horreeyay ee Faransiis ah oo xabsi gala, kadib markii lagu...
Ciidanka NISA oo Howlgal Qorshaysan ku Dilay Todobo Al-Shabaab ah – War Saxaafadeed
Muqdisho: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Kuukaayle oo hoostaga degmada Maxaas...
Wafdiga uu Hogaaminayo Maxamed Mursal oo Laga Hor Istaagay Safarka Baydhabo
Baydhabo, Soomaaliya – Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa Talaadadii laga hor istaagay safar ay ku tegi...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Kulan Gaar ah la yeeshay Xubnihii Hore ee Madasha Mucaaradka
Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan gaar ah oo albaabadu u xiran yihiin kula yeeshay madaxtooyada xubno hore...
Maxaa sababay Kormeerka Shaqo ku ee lagu sameynayo Wasaaradaha Xukuumadda Soomaaliya?
MUQDISHO, Oktoobar 21, 2025 – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Jaamac, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib...
Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo Ka Qeybgalay Shir Caalami ah oo ka dhacay...
Geneva, Switzerland – Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Cumar Abshirow, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka tirsan labada...
Madaxweyne Axmed Madoobe oo Xarigga ka Jaray Xarunta Dhexe ee Hay’adda Sirdoonka Jubaland (JISA)
Kismaayo, 21 Oktoobar 2025 – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Xarunta...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Yurub ee Geeska Afrika
Aswan, Masar — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo ku sugan dalka Masar safar shaqo awgiis, ayaa magaalada Aswan kulan kula qaatay...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Kormeer Ku Tegay Wasaaradda Warfaafinta
Muqdisho — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska,...















