Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Ciidamada Tababarka Ku Jira, una Mahadceliyey Booliska

Carmo — Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta safar shaqo ku tegay degmada Carmo ee gobolka Bari, halkaas oo uu kormeeray Kulliyadda Tababarka...

Madaxweyne Guudlaawe oo xilka ka qaadey Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan – Daawo

Beledweyne — Madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Guudlaawe, ayaa maanta si rasmi ah u qaaday xilkii Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan, Muuse Salaad Wehliye, isla markaana xilkaasi u...

Taliyeyaasha Sanaag oo Dowladda Mareykanka Ku Eedeeyay Xaq-darro inay dishay Caaqil Cumar 

Sanaag — Taliyeyaasha ciidanka iyo maamulka gobolka Sanaag ayaa si adag uga hadlay dilka Caaqil Cumar Cabdullaahi, iyagoo dowladda Mareykanka ku eedeeyay in ay...

Wafdi ka socday Midowga Yurub oo Muqdisho booqasho rasmi ah ku yimid

Muqdisho – Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhoweysay wafdi sare oo ka socday Midowga Yurub, kuwaas oo...

Firdhiye oo ku dhawaaqay Gollaha Wasiiradda cusub ee Maamulka Waqooyi Bari

LAASCAANOOD - Madaxweyne Firdhiye ayaa shaaciyay liiska Gollaha Wasiiradda cusub ee maamulkiisa Waqooyi Bari, kaasoo fadhigiisu yahay magaaladda Laascaanood.   Wasiirradda ayaa ka kooban 21 wasiir oo...

Cambaareyn Adag oo Loo Jeediyay Xarigga Samsam Cumar Cali iyo Tacaddiyada Ka Socda Muqdisho

Muqdisho – Waxaa si weyn loo cambaareeyay xarig iyo tacaddiyo isa soo taraya oo ka dhacaya magaalada Muqdisho, gaar ahaan dhacdadii ugu dambeysay ee...

Wasiirka Waxbarashada oo Guddoomiyay Shir Gaar ah oo Ku Saabsan Gurmadka Dhibanayaasha Qaraxii Soobe...

MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa maanta guddoomiyay shir gaar ah oo ay...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Khudbad Muhiim ah ka Jeediyey Shirka 5-aad ee Nabadda iyo...

MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeediyey Shirka 5-aad ee Nabadda iyo Horumarka...

Shirka Xoojinta Amniga Xuduudaha Dalka oo Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

MUQDISHO - Maanta waxaa Xarunta Dhexe ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda lagu qabtay shirka xoojinta amniga xuduudaha dalka, kaasoo ay shir guddoomiyey Wasiirka Amniga...

Waa sidee xaaladda Awdheegle kadib markii DFS kala wareegtay Al-Shabaab?

AWDHEEGLE - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Cumar Cali Cabdi iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa booqasho ku tagay degmada...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...