Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Nin kufsi ka geystay Qardho oo laga soo qabtay dalka Rwanda

Muqdisho, Soomaaliya – Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, iyada oo kaashanaysa Booliska Soomaaliya qeybta la shaqeysa Booliska Caalamiga ah (Interpol), ayaa dalka Rwanda...

SoDMA iyo Wasaaradaha Gargaarka Dowlad-Goboleedyada oo Qabtay Kulamo Diiradda Lagu Saaray Shirka Bini’aadannimada Soomaaliya

Muqdisho, 19 Oktoobar 2025 — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay wasiirrada gargaarka dowlad-goboleedyada...

Booliska Soomaaliya oo xiray Nin lagu eedeeyay inuu xaaskiisa toorey ku dilay

Muqdisho — Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Saldhigga Garasbaaley ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane lagu magacaabo Abshir Sheekh Cabdisalaan Maxamed.   Ninkan ayaa lagu eedeeyay dil...

Isbedello siyaasadeed oo ka socda degmada Doolow ee Gobolka Gedo

Doolow, Gedo — Isbeddallo siyaasadeed ayaa maalmaha soo socda lagu wadaa inay ka dhacaan magaalada Doolow ee gobolka Gedo, kadib markii odayaasha beesha Reer...

CC Warsame oo Si Kulul Uga Hadlay Kacdoonnada Dhalinyarada Afrika

Muqdisho, Soomaaliya — Iyadoo dhowaan qaar ka mid ah dalalka Afrika iyo adduunka intiisa kale ay ka socdeen kacdoonno ay hogaaminayaan dhalinyarada jiilka cusub...

Baasaboorka Soomaaliya oo sabab u noqday in Mustaf Maxamed Taakoy waayo fursad waxbarasho oo...

Copenhagen - Arday Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Mustaf Maxamed Taakoy ayaa waayay deeq waxbarasho oo uu ka helay Jaamacadda Copenhagen ee dalka Denmark, kaddib...

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya iyo Turkiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Ganacsi iyo Suuq...

Istanbul, Turkiga – Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha ee Xukuumadda Soomaaliya, Maxamuud Axmed Aadan (Geesood), ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Wasiirka Ganacsiga ee Jamhuuriyadda...

Kumaandooska Gorgor oo hawlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyay Shabeellaha Hoose

MUQDISHO - Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor ayaa maanta hawlgallo amni ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo Magacaabis cusub sameeyay

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay laba masuul oo cusub oo ka mid ah saraakiisha maamulka iyo amniga.   Ra’iisul...

Dhaqaalaha Soomaaliya oo qeyb ka ahaa ajandaha Shirka sanadlaha ah ee IMF iyo Bangiga...

WASHINGTON – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa ka qeyb galay fadhi muhiim ah oo ka tirsan shirka sanadlaha ah ee...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...