Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Dhiggiisa Talyaaniga
Rome, Talyaaniga – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan rasmi ah magaalada Rome kula yeeshay Wasiirka Difaaca ee Talyaaniga, Mudane...
Madaxweyne Deni oo Saxiixay Sharciga La-dagaallanka Argagixisada ee Puntland
Garoowe – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa 8-dii Oktoobar 2025 si rasmi ah u saxiixay Sharciga La-dagaallanka Argagixisada, kaasi oo horey uga ansaxay...
Soomaaliya iyo Turkiga oo hirgelinaya Heshiis Iskaashi oo Labada Dal Dhex Maray
Dooxa, Qatar – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed, ayaa maanta kulan gaar ah kula yeeshay magaalada Dooxa...
Isbeddel Lagu Sameeyay Qiimaha Xajka 2026: Xujeyda oo Lagu Wargeliyay In Ay Is Diiwaangeliyaan
MUQDISHO - Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee doonaya in ay gutaan waajibaadka...
Laba Muwaadin Soomaaliyeed oo Lagu Dilay Cape Town 48 Saac Gudahood
Cape Town, Koonfur Afrika – Waxaa sii kordhaya weerarada lagu beegsanayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Afrika, gaar ahaan deegaanada magaalada Cape...
Soomaaliya oo Shir-guddoomiyay Kulanka 26-aad ee Wasiirrada Maaliyadda Geeska Afrika
Washington DC – Oktoobar 17, 2025 - Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka 26-aad ee Wasiirrada Maaliyadda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo La Kulmay Madaxweynaha Kenya William Ruto
Nairobi, Kenya – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya, Mudane William Ruto.
Kulanka...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Ka Qaybgalaya Aaska Qaran ee Raila Odinga ee Nairobi
Nairobi, Kenya – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa haatan ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo uu kaga...
Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay Xildhibaannada Soomaaliya ku metelaya Baarlamaanka EAC
MUQDISHO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta kulan la qaatay Xildhibaannada cusub ee...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xildhibaannada Soomaaliya ee EAC ugu hambalyeeyay xilka cusub
MUQDISHO – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada cusub ee Soomaaliya ku metali doona Baarlamaanka Urur-goboleedka...














