Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Booliska Soomaaliya oo dekedda Muqdisho ka qabtay kunteenar ka buuxay waxyaabaha maanka dooriya

MUQDISHO, Soomaaliya – Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa dekedda Muqdisho ku qabtay kunteenar ay ka buuxaan waxyaabaha maanka dooriya, kuwaas oo laga keenay dalka Imaaraadka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku bogaadiyey Xukuumadda guulaha ay xaqiijisay

Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Khamiistii guddoomiyey kulanka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda DanQaran, isagoo ku amaanay...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay deegaanka Philippi ee Cape Town, Koonfur Afrika

Cape Town — Wararka laga helayo deegaanka Philippi oo ka tirsan magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in xalay halkaas lagu...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo Isbarbardhig Ku Samaysay Al-Shabaab iyo Yuhuudda Qaza Gumaadaysa

Muqdisho – Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Sheekh Abuukar Maxamed Xasan, ayaa maanta faahfaahin ka bixiyay xaaladda amniga dalka iyo howlgallada socda ee lagula dagaallamayo...

Ammaanka Baladweyne oo Meel Xun Maraya, Shacabkuna Wajahay Barakac Suurtagal ah

Baladweyne, Soomaaliya — Ammaanka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa si weyn hoos ugu dhacay, iyadoo xaaladda guud ee magaalada ay noqotay mid...

Muungaab oo Furay Wadooyinka Laga Galo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Muqdisho, 15 Oktoobar 2025 – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, ayaa maanta si rasmi ah u furay wadooyinka laga galo garoonka diyaaradaha caalamiga ah...

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo Ku Heshiiyay In Baasaboorrada Diblumaasiga Laga Dhaafo Dal-ku-galka

Kampala, 15 Oktoobar 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan ayaa ku heshiiyay in muwaadiniinta wata baasaboorrada diblumaasiga ee labada dal aan looga baahneyn...

Wasiiru-Dawlaha Gaashaandhigga Soomaaliya oo La Kulmay Danjiraha Midowga Yurub

Muqdisho (AFP) – Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cumar Cali Cabdi, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca...

Fiqi oo Digniin Adag u Dirtay Mucaaradka: “Banaanbaxyada Muqdisho Lama Ogolaanayo”

Muqdisho (AFP) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si kulul uga digay banaanbaxyo ay qorsheynayaan siyaasiyiin mucaarad ah, isaga oo sheegay in...

Ciidamada Xoogga Dalka oo Howlgallo Qorsheysan ka Fuliyay Deegaanno ka Tirsan Shabeellaha Hoose

Janaale, Soomaaliya – Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ururrada 144-aad iyo 145-aad ee guutada 14-ka October, ayaa maanta howlgallo qorsheysan ka sameeyay tuulooyin...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...