Ra’iisal Wasaaraha hore ee Kenya, Raila Odinga oo ku geeriyoodey dalka India
INDIA - Ra’iisal Wasaaraha hore ee Kenya, Raila Odinga, ayaa ku geeriyooday maanta Isbitaal ku yaalla dalka India, isagoo 80 jir ah, sida ay...
DFS oo lagu eedeeyay dib u celin sharci darro ah iyo “afduub” ay kula...
Muqdisho – Iyadoo ay jiraan heshiisyo dib u celin ah oo dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) la gashay qaar ka mid ah dalalka Yurub si...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Kulan la yeeshay Madaxda IMF, Bangiga Adduunka iyo Hay’ado Maaliyadeed...
Washington, D.C. — Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dhawaan gaaray magaalada Washington D.C., si ay...
Wasiirka Isgaarsiinta oo Wafdiga UNOPS Kala Hadlay Horumarinta Adeegyada Dhijitaalka iyo Kaabayaasha Isgaarsiinta
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Aadan Macalin, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Hay’adda Qaramada...
Wasiirka Qoyska XFS oo Booqasho Ku Tagtay Maxkamadda Qoyska ee Qatar
Doha, Qatar – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Marwo Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa booqasho rasmi ah ku...
Wasiirka Hawlaha Guud ee Soomaaliya oo Qatar Kula Kulmay Mas’uuliyiin Sare si Loo Dardar-geliyo...
DOOXA – Wasiirka Hawlaha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa magaalada Dooxa kulan miro-dhal ah la qaatay Ku-simaha Madaxa Sanduuqa...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta oo La Kulmay Madaxda DRC si Loo Xoojiyo Iskaashiga Horumarineed
Muqdisho — Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Aadan Maxamed, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda Hay’adda Danish Refugee Council (DRC),...
Danjiraha Soomaaliya ee Yemen oo Kulan La Qaatay Wasiirka Gaashaandhigga Yemen
Cadan, Yemen – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Yemen, Mudane Cabdixakiim Maxamed Axmed, ayaa kulan muhiim ah magaalada Cadan kula yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga...
Maleeshiyada Macawiisley oo dishay hogaamiye sare oo Al-Shabaab ka tirsanaa
Hiiraan – Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda gobolka Hiiraan ayaa howlgal qorsheysan ku dilay hogaamiye sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kaasoo horey Maxkamadda Ciidamada Qalabka...
Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo kulan rasmi ah la yeelatay dhigeedda dowladda Qatar
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Khadija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa kulan la yeelatay dhigeeda Wasiirka Qoyska ee...















