Baaqyo Loo Jeedinayo Madaxweyne Xasan Sheekh Kadib Fashilkii Wadahadalladii Jubaland
Muqdisho – Tan iyo markii ay fashil kusoo dhammaadeen wadahadalladii dhowaan u socday Jubaland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa isa soo taraya baaqyada waxgaradka...
Galmudug oo gacanta ku Dhigay Saddex ka mid ah Rag ku Eedeysan Dil
Dhuusamareeb — Ciidanka Booliiska Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa ku guuleystay in ay soo qabtaan saddex ka mid ah eedeysanayaashii loo haystay dil arxan-darro ah oo...
Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Qaramada Midoobay kala hadlay Xaaladda Gedo iyo Faragelinta Dowladda Federaalka
Gedo — Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan, oo ku sugan gobolka Gedo, ayaa kulan fogaan-arag ah la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Xafiiska...
Dibadbaxyo Ka Dhacay Ceergaabo oo Ka Dhan ah Ciidamada Somaliland
Ceergaabo — Dibadbaxyo waaweyn ayaa xalay ka dhacay magaalada Ceergaabo, xarunta gobolka Sanaag, iyada oo ay shacabka deegaanka ku muujiyeen caro iyo cambaareyn ku...
Taliska CXDS oo Digniin Adag Ka Soo Saaray Isticmaalka Sharci Darrada ah ee Dareeska...
MUQDISHO — Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa maanta soo saaray digniin adag oo ka dhan ah isticmaalka sharci darrada ah ee astaamaha,...
Xildhibaano Digniin culus ka soo saaray Faragelinta Dowladda Federaalka ee Maamulka Jubbaland
Muqdisho, Oktoobar 11, 2025 — In ka badan 50 xildhibaan oo isku jira labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka),...
DFS: Heshiiska Xamaas iyo Israa’iil Waa Tallaabo Dhanka Nabadda iyo Xuquuqda Falastiin
MUQDISHO - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay dadaallada heer gobol iyo caalami ah ee horseeday heshiiska dhawaan lagu gaaray magaalada Sharm El-Sheikh ee...
Wasiirka Ganacsiga oo ka qeybgalay Shirka 24-aad ee Hoggaamiyeyaasha COMESA
Nairobi, Kenya – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Aadan Geesood, ayaa si rasmi ah uga qeybgalay Shirka 24-aad ee...
Dowladda Soomaaliya oo 148 Qof oo Soomaaliyeed Kasoo Celisay Dalka Yemen
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo kaashaneysa hay'adaha caalamiga ah ee gargaarka, ayaa dib u soo celisay 148 muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku sugnaa dalka Yemen.
Dadkan...
Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya oo Maanta ansixiyay Heshiisyo Cusub [Sawirro]
Muqdisho Khamiis, 09 Oktoobar 2025 — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyay saddex heshiis is-afgarad oo...











![Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya oo Maanta ansixiyay Heshiisyo Cusub [Sawirro]](https://shabellemedia.com/wp-content/uploads/2025/10/561254867_1337026541797282_6238183002526392828_n-218x150.jpg)



