Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xildhibaan sheegay in shacabka Muqdisho diyaar u ahayn inay ka qeybgalaan dibadbaxa Mucaaradka

Muqdisho - Waxaa marar is xigxigay baaqday dibadbaxyo ay mucaaradka dowladda federaalka Soomaaliya ku baaqeen, kuwaas oo ay taageerayeen dad ay dowladdu ka saartay...

Kulanka Addis Ababa: Maxay Kawada hadleen Ra’iisul Wasaare Abiy iyo Madaxweynaha Soomaaliya?

Addis Ababa – Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa shalay magaalada Addis Ababa kulan gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hambalyo u Diray Shacabka Soomaaliyeed Maalinta Calanka Qaranka

MUQDISHO, Oktoobar 12, 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda maalinta Calanka Qaranka oo...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo Kulan La Qaatay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

ADDIS ABABA, Itoobiya – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa, caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo uu...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo La Kulmay Danjiraha Qatar, una Muujiyay Tacsi iyo Xoojinta Xiriirka...

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya,...

Soomaaliya oo Furtay Wadatashi Qaran oo Lagu Falanqeynayo Istaraatiijiyadda Isbeddelka Dhijitaalka (2025–2030)

MUQDISHO, Soomaaliya – Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), oo kaashanaysa Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU), ayaa maanta si rasmi ah u...

Ciidamada Badda Shiinaha oo Markabyo Cusub u Diray Badaha Soomaaliya iyo Gacanka Cadmeed

Qingdao, Shiinaha – Ciidamada Badda Shiinaha, ayaa Sabtidii ka dareeray deked ciidan oo ku taalla magaalada Qingdao ee gobolka Shandong, iyagoo u baxay howlgal...

Wafdi Sare Oo Booqday Degmada Awdheegle kadib markii laga saarey Al-Shabaab

Awdheegle – Kadib howlgal ballaaran oo iskaashiga ku saleysan oo ay fuliyeen ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXD) iyo kuwa nabad ilaalinta Midowga Afrika ee...

Barakicinta Muqdisho oo Kicisay Dood Kulul oo u Dhaxeysa Mucaaradka iyo Dowladda

MUQDISHO – Magaalada Muqdisho ayaa maalmahan u dambeyey marti gelisay kulamo isdaba joog ah oo ay qabanayeen xubnaha Madasha Mucaaradka Samatabixinta, kuwaasoo si adag...

Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka

Muqdisho – Sabtidii, xubnaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka intii lagu guda jiray kalfadhigooda...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...