Safiirka Ingiriiska oo booqasho ku tagey Puntland, lana kulmay Madaxweyne Deni
GAROWE - Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Ambassador Charles King iyo wafdi uu hoggaaminayo.
Kulanka...
Shir Amni oo Laba Maalmood Socday oo Lagu Soo Gunaanaday Xoojinta Iskaashiga Dowlad-goboleedyada iyo...
MUQDISHO – La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho ugu soo xiray shir muhiim ah oo...
Kadib wadahadal, Mucaaradka oo shaaciyay in dib loo dhigay bannaanbaxii Muqdisho
Muqdisho – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo ka mid ah hogaamiyeyaasha mucaaradka Soomaaliyeed, ayaa maanta sheegay in dib loo dhigay bannaanbax ballaaran oo lagu...
Khilaafka DFS iyo Jubbaland oo cirka isku sii shareeray, kadib wadahadallo fashilmay
Kismaayo – Waxaa markale cirka isku sii shareeray khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed...
Dowladda Soomaaliya oo Soo Dhoweysay Qaraarka QM ee Lagu Soo Celiyay Madaxbannaanida Maamulka Xuquuqul...
MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si diirran u soo dhoweysay qaraar ay ansixiyeen xubnaha Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo...
Soomaaliya oo Beenisay Warar Sheegaya Heshiis Sir ah oo Ay la Gashay Sweden
MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si cad u beenisay warar sheegayay in ay la gashay Sweden heshiis sir ah oo lagu xirayo...
Jubbaland oo Dowladda Federaalka Ku Eedeysay Faragelin Siyaasadeed
KISMAAYO – Wasiirka Warfaafinta ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, Cabdifataax Mukhtaar, ayaa si kulul u eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), isaga oo ku tilmaamay in...
Soomaaliya oo Loo Ogolaaday Maareynta Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka
GENEVA, Switzerland – Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si rasmi ah u meel mariyey qaraar muhiim ah oo Soomaaliya dib ugu soo...
Booliska Dhoobley oo Soo Qabtay Maandooriye Khamri ah iyo Eedeysane Lagu Qabtay Howlgal Amni
Dhoobley – Ciidanka Booliska Degmada Dhoobley ayaa maanta gacanta ku dhigay 119 dhalo oo maandooriye khamri ah iyo eeddaysane lagu tuhunsan yahay in uu...
Maraykanka oo Ka Digay Xaaladda Soomaaliya
WASHINGTON - Dowladda Mareykanka ayaa mar kale xaqiijisay in ay ka go’an tahay in ay sii waddo dadaallada lagula tacaalayo kooxaha argagixisada ee ka...















