Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday Barnaamij Lagu Barayo Ardayda Afka Sawaxiliga Si Loogu Xoojiyo Is-dhexgalka...
MUQDISHO, 8 Oktobar 2025 – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay qorshe cusub oo lagu dari doono afka Sawaxiliga...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo wado qorshe ay ku dhiseyso Maamul Cusub oo Jubbaland ah,...
Garbahaarey, Soomaaliya – Taliyaha cusub ee Ciidanka Nabad Sugidda iyo Xasilinta gobolka Gedo, Cabdirashiid Janan, ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Federaalka Soomaaliya ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh: Muqdisho waa magaalo leh taariikh ganacsi iyo isku-xirnaan soo jireen ah
Muqdisho, Oktoobar 07, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Shirka Iskaashiga Ganacsiga Dalalka Bariga Afrika oo markii 2aad...
Ciidanka NISA oo Howlgal Guul ah ka Fuliyay Deegaanka Basra oo katrsan G/Shabeellaha Hoose
Muqdisho, Oktoobar 07, 2025 — Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa xalay fuliyay howlgal qorshaysan oo lagu bartilmaameedsaday...
Wasiirka Gaashaandhigga Sweden oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay
Muqdisho — Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cumar Cali Cabdi, iyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye Guuto Maday Nuurey Ufurow, ayaa maanta...
Shirweynaha Urur-goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo ka furmay Muqdisho
Muqdisho — Shirweynaha Urur-goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EACCON 2025) ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb-galayaan in...
SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo Ka Wada Hadlay Diyaargarowga Abaaraha iyo Xoojinta Iskaashiga Gargaarka...
MUQDISHO – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdille, iyo Madaxa Isku-duwidda Gargaarka Bani’aadanimo ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Mr. Georg Conway,...
Puntland iyo Somaliland oo Iskaashi Amni Ka Bilaabaya Buuraha Calmadow iyo Xeebaha Bari
GAROOWE – Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Puntland, Cabdi Faarax Saciid (Juxaa), ayaa sheegay in maamulka Somaliland iyo Puntland ay dhawaan iskaashi buuxa ka bilaabi...
Soomaaliya oo ka qeybgashay Shir Caalami ah oo ka dhacay Geneva, Switzerland
Geneva, Switzerland – Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Sadaad Maxamed Nuur, ayaa ka qeyb galay Shirka 76-aad...
Villa Somalia oo war kasoo saartay Kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe
MUQDISHO — Madaxtooyada Soomaaliya (Villa Somalia) ayaa maanta soo saartay war-saxaafadeed rasmi ah oo la xiriira wadahadallo dhowaan ka dhacay magaalada Kismaayo, kuwaasoo u...















